politics
Waxaa su'aal meesha ku jirta ah suldaanka beesha tuni ma waxa uu mas'uul u noqday in uu gaaf wareego dunida si loogu sameeyo mashxarado soo dhaween ah . mas'uuliyadiisa ma waxa ay ku kooban tahay in mr walba mel laga casumo mise micnaha guud ee wax qabadka suldaank ayaa ah magaca maqashii oo marna wax ha qaban ...?



