Add new comment

05/16/06
Muudeey Mayoow - Mubaarak Media Center
Muqdisho (May 7) wufuud ka kala socta Jaamacadda Carabta iyo ururka Islaamka oo ay haatan booqasho ku joogaan magaalada Baydhaba waxay shalay kulamo kala gaar ah la yeesheen Guddoomiyaha Baarlamaanka  Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Raiisulwasaaraha Md. Mamxamed Cali Geeddi, waxayna ka wada hadleen arrimaha Soomaaliya guud ahaan iyo sidii ay ula shaqeyn lahaayeen dawladda Federaalka ee KMG. Madaxda DFKMG iyo wufuudaasi waxay kaloo isla soo qaadeen sidii xalo loogu heli lahaa dagaallada ka soo cusboonaaday Soomaalaiya, gaar ahaan Maagaalada madaxda ee Muqdisho oo seddax maalmood ka hor ka dhacay dagaal lagu hoobtay. 

Reply


*

  • Allowed HTML tags: <a> <em> <strong> <cite> <code> <ul> <ol> <li> <dl> <dt> <dd> <img> <p> <br>
  • You may link to images on this site using a special syntax
  • Lines and paragraphs break automatically.
  • Web and e-mail addresses are automatically converted into links.
  • Web and e-mail addresses are automatically converted into links.
  • Lines and paragraphs break automatically.
  • You can use Textile markup to format text.