Add new comment

12/18/06
Mr. Omar Shariif - DMC-London, UK
Odeyaasha, Culuma-Uddiinka, Aqoonyahanada, Siyaasiinta iyo Dhallinyarada Beesha Reer Baraawe ee ku nool dalka Boqortooyada Ingriiska, London, ayaa aad iyo aad uga xumaadey arrinta yaabka badan leh oo ka dlhacday Degmada Baraawe oo ka mid ah Degmooyinka ugu taarikhda dheer ee dalka Soomaliya.  Waxaana Degmada ku dhasheen Shuyuukh waaweyn oo diinta gaarsiiyey meelo badan oo dalka gudahiis iyo dalalka kale ee ka tirsan Afrika. Waxay ahaayeen Culumo fidinta diinta Islaamka naftoodi ugu huray, wuxuua Eebe ugu nicmeeyay in uu siiyo karaamo una fududeeyo baridda iyo fidinta diinta, waxay aqoontoodi gaartay meel sare, waxay jawaabi jireen mas'alooyin adag oo ay weydiin jireen Culumo ka Imaan jirtay Dalka Masar ee waqtigaas isgaarsiintu yareed.

Reply


*

  • Allowed HTML tags: <a> <em> <strong> <cite> <code> <ul> <ol> <li> <dl> <dt> <dd> <img> <p> <br>
  • You may link to images on this site using a special syntax
  • Lines and paragraphs break automatically.
  • Web and e-mail addresses are automatically converted into links.
  • Web and e-mail addresses are automatically converted into links.
  • Lines and paragraphs break automatically.
  • You can use Textile markup to format text.