Add new comment

06/02/07
Aadan Cusmaan - DMC-Muqdisho
Muqdisho DMC 2June 2007.Inkasta oo dagaaladii fool ka foolka ahaa ee u dhaxeeyey dowlladda iyo kooxaha ku kacsanaa uu dhamaadey,ayaa weli waxaa meesha ka jira saameynta ay kooxahaasi ku leeyihiin ammaanka magaalada Muqdisho,marka dhinac laga eego kooxaha dowlladda ku kacsan laguma tilmaami karo in laga adkaadey maxaa yeeley,waxay maalin kasta dhigaan miinooyin iyo bambooyin ay la beegsadaan ciidamada,madaxda dowlladda,maamulka gobolka iyo ciidamada dowlladda Itoobiya.

Reply


*

  • Allowed HTML tags: <a> <em> <strong> <cite> <code> <ul> <ol> <li> <dl> <dt> <dd> <img> <p> <br>
  • You may link to images on this site using a special syntax
  • Lines and paragraphs break automatically.
  • Web and e-mail addresses are automatically converted into links.
  • Web and e-mail addresses are automatically converted into links.
  • Lines and paragraphs break automatically.
  • You can use Textile markup to format text.