Add new comment

07/22/07
Cali Caroode - DMC-Marka
Marka [DMC] 22 July 2007. Ka dib markii maleeshiyada Dhuxuloow ay xasuuqeen dad ka soo jeeda Beelaha dega Degmada Baraawe islamarkaasna aan tallaabo ku habboon aysan ka qaadin Maamulka Gobolka iyo kan Xukuumadda Kumeelgaarka ayaa abuurtey in jawi colaadeed oo aad u xooggan uu ka soo ifbaxo deegaanka Baraawe iyo dhulka ku xeeran.

Reply


*

  • Allowed HTML tags: <a> <em> <strong> <cite> <code> <ul> <ol> <li> <dl> <dt> <dd> <img> <p> <br>
  • You may link to images on this site using a special syntax
  • Lines and paragraphs break automatically.
  • Web and e-mail addresses are automatically converted into links.
  • Web and e-mail addresses are automatically converted into links.
  • Lines and paragraphs break automatically.
  • You can use Textile markup to format text.