Add new comment

08/02/07
Aadan Cusmaan - DMC-Muqdisho
Muqdisho [DMC] 2 August 2007. Magaalada Baraawe oo uu ku sugan yahay Guddoomiyaha sharciga ee dhowaan loo magacaabey maamulka degmada ayaa weli wuxuu awood u helin inuu maamulo degmada Baraawe, waxaana is hortaagey ninkii horey halkaas u haystey ee Cabdullaahi Xalane Dhuxuloow, waxaa magaalaa Baraawe weli ku qulqulaya dhuxusha laga dhoofin jirey halkaas.

Reply


*

  • Allowed HTML tags: <a> <em> <strong> <cite> <code> <ul> <ol> <li> <dl> <dt> <dd> <img> <p> <br>
  • You may link to images on this site using a special syntax
  • Lines and paragraphs break automatically.
  • Web and e-mail addresses are automatically converted into links.
  • Web and e-mail addresses are automatically converted into links.
  • Lines and paragraphs break automatically.
  • You can use Textile markup to format text.