Aduunyadu waxaa u daran dad aan garaneynin shaqadooda waxay tahay.maxaayeelay odayaasha baraawe waxay qoreen warqad oo ayaga aan iska war haynin qofkood qofka kale taas waxaa u sabab ah iney iska war qabin. marka hore odayaasha waxbey taageeri karaan waxna wey diidi karaan.taas micneheeda ma aha wixii aan diidno ma soconayaan wixii aan taageerno way soconayaan