Xaflad aad u ballaaran,si heer sare loo agaasime laguna soo dhoweynaayo Suldaan Faqi S.Faqi Iyo wafdiga horkacaayo oo dhowaan loo dortay in uu noqdo suldaanka Beesha Tunni-Shangamaas iyo Tunni Toore oo ku nool gobolada Shabeelhoose, Jubada dhexe, Jubada hoose.