Add new comment
Muqdisho [SSMC] 18 March 2008.Lacagaha Shilin Soomaaliga ayaa soo marey maraaxiil kala duwan tan iyo intii ay burburtey Xukuumaddii hore ee Soomaaliya, iyadoo markii ay xukuumaddu burbrutey ay shaqeeynaayeen lacagaha oo dhan sida 10 Sh, 20 Sh, 50 Sh, 100 Sh, 500 Sh iyo 1,000 Sh.


