Add new comment

05/01/08
Aadan Cusmaan - SSMC-Muqdisho
Muqdisho SSMC April 2008.Tan iyo Markii ay DFKMG Magaalada Muqdisho  soo gaartey ayaa waxay qoratey Ciidamo Militeri ah oo u badan Malleeshiyaadka ku jirey Dagaallada Sokeeye ee ka dhacaya Dalka Soomaaliya. Ciidamadaas ayaa tiradooda lagu qiyaasey ku dhowaad 20 kun oo askleri oo loo dhisey Guutooyin, waxayna tirada Guutooyinkaasi ahaayeen 19 Guuto.

Reply


*

  • Allowed HTML tags: <a> <em> <strong> <cite> <code> <ul> <ol> <li> <dl> <dt> <dd> <img> <p> <br>
  • You may link to images on this site using a special syntax
  • Lines and paragraphs break automatically.
  • Web and e-mail addresses are automatically converted into links.
  • Web and e-mail addresses are automatically converted into links.
  • Lines and paragraphs break automatically.
  • You can use Textile markup to format text.