Add new comment

05/02/08
Aadan Cusmaan - SSMC-Awdheegle
Awdheeglle [SSMC] 2 May 2008.Saddex qof ayaa dhimatey ka dib markii kooxo watey Gaari Caasi ah ay weerar ku qaadeen bar Kontorool ku taalla Degmada Awdheeglle. Iyadoo la tuhunsanyahay in weerarkaas uu ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa ku dhintey 2 ka tirsan Ciidamada Booliska ee Degmada Awdheeglle. Waxaa la tuhunsanyahay in weerarkaas qorshihiisa uu ahaa mid lagu afduubi lahaa Haween Taliyaani u dhashay oo ku sugan magaalada Awdheegle.

Reply


*

  • Allowed HTML tags: <a> <em> <strong> <cite> <code> <ul> <ol> <li> <dl> <dt> <dd> <img> <p> <br>
  • You may link to images on this site using a special syntax
  • Lines and paragraphs break automatically.
  • Web and e-mail addresses are automatically converted into links.
  • Web and e-mail addresses are automatically converted into links.
  • Lines and paragraphs break automatically.
  • You can use Textile markup to format text.