05/02/08
Cali Caroode -
Marka Marka.Guddoomiyaha Maxkamadda Degmada Marka ahna Kusimaha Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Shabeellada Hoose, Jeylaani Qaalli Huurshe ayaa dhowaan waxaa la geliyey xabsi guri, waxaana tallaabadaas ku dhaqaaqey Guddoomiye Kuxigeenka amniga ee Gobolka Shabeellada Hoose iyo Taliyaha gacanta ku haya Saldhigga Degmada Marka.