Baydhaba [SSMC] 7 May 2008.Guddoomiyaha Baarlamaanka Md. Sheekh Aadan Maxamednuur (Sh. Aadan Madoobe) ayaa qado sharaf u sammeeyey Sulddaan Faqi Sayid Faqi, waxaana Guddoomiyaha wehliyey Kuxigeenkiisa Koowaad Prof. Maxamed Cumar Dhalxa iyo Xildhibaanno kale, iyadoo qado Sharaftaas lagu sammeeyey Guriga Guddoomiyaha Baarlamaanka ee magaalada Baydhaba.