Afgooye [SSMC] 7 May 2008.Hay'adda ICRC oo ka mid ah hay'adaha ka howlgala Koonfurta Soomaaliya ayaa waxay Cabsho soo gaarsiisey Shabakadda SSMC, ka dib markii ay ka war heshey,maqaal ka hadlaya deeq Raashiin ah oo loogu talagaley dadka ku dhibaateysan Degmooyinka Gobolka Shabeellada hoose in la boobey ama la leexasadey.