Add new comment
Degmada Baraawe oo noqotey Degmo Gooni-Goosad ah (Qeybta 2aad)
Baraawe [SSMC] 8 May 2008Maamulka ka arrimiya Degmada Baraawe ayaan ku xirneyn oo wadashaqeyn buuxda ka dhaxeynin Maamulka Gobolka Shabeellada hoose iyo Dowlladda kumeelgaarka ah,waxaana Maamulkaas uu isu madaxbaneeyey dhammaan dhaqdhaqaaqa Maamul iyo midka dhaqaaleed ee ay Degmadaasi leedahay.Malleeshiyaadka Maamulka Gobolka Shabeellada hoose ayaan ka howlgalin Degmada,halka ay ka howlgalaan dhammaan Degmooyinka kale ee Gobolka Shabeellada hoose,waxaana Malleeshiyaadka ka howlgala Degmadaas dhammaantoodu yihiin Jufada uu ka soo jeedo C/llaahi Xalane Dhuxuloow,oo aan haba yaraatee oggoleyn Malleeshiyaad ka madax banaan beeshiisa inay ka shaqeeyaan Degmadaas,marka laga reebo Odeyaal uu wax ka siiyo Canshuuraadka uu ka qaado dadkooda.