Abtigay ama adeerkay miyaan u'hiiliyay?mise Xaqiiqada ayaan ka leehdaa? ma korneel u'jiingo Ayaan garab siiyaa?mise runta ayaa
waxaa la yiri {nin dhumaayo dhug maleh} qoraagan abtigiisa ama adeerkiisa u' hiiliyay waxaan u sheegi lahaa abtigaa waa dhumay adigana waad ka daba dhuntay iyo inta kula og" korneel ujiingowba ha ahaadee,aqoon daro haddii ay timaado malaga yaabo qof adiga kaa liita in soomaali laga heli karo.beryahaan waxaa jira kalimaad afka bartay dr.hebel dr.nimada ma aha darajo aad jeebka kala soo baxsanaysid ee waxay tahay mid la soo baranaayo, ee abtigaa ma aha dr. wuxuu yahay soo ogoow?tan kale xigta SYL kuwa dhaliyay ma ahayn wada dr. waxay u badnaayeen dad aqoontooda meel dhaxaad aheyd.
abtigaana bangaari maxaa u'dheeraa?
tan kale oo aahayd qofka qoraalka qoray beesha maka tirsan yahay?su'aalahaan ookale waxaa la sheegaa markii la xanuunsado sida hada loo hanuunsaday oo kale iyo kuwii hore maroorsiga wadeen mar mugdisho la joogay sidaan ayay yiraahdeen. markii xanuunka ka joogsado ayaa raali gelin bixinjireen,ee waxaa la yiri {ragna cadadii ma baajiyo bahalna ceyrin ma daayo}jawaabta waxay tahay shaqsigaas hadii uu tuni noqonin adiga tunimada way kaa fogaaneysaa.is fiiri is ku noqo meeshii aad ka timid iyo sidaad ku timid tuni barashaa kuu laaban adiga iyo korneel u'jiingaha qoraalka kuu soo qoray.taa waxaa iga daran qaabta iyo u'ekaashihiina weji ahaan idinka ayaa iga hor bixi doona tuni nimada haddii la yiraahdo weji hala fiiriyo.
mida kale soomaalidu waxay yiraahdaan {dheriga maxaa karka ka keenay?waa kuleelka}taariikhdan haddii aad ka hanuunsateen ogaada waa taariikh xaq ah. ogolow ama ha ogolaanin waa howl adiga kuu taal,taariikhdan way soconaysaa tuni ayaa socodsiin doonta, ee ma aha shaqsiga wax ka sheeg ee qoraalka hanaga dhaafo, shakhsigaas caado uma laha dhaqanka noocaas oo kale inuu qadyada uga haro iga qaleey, ama naga wareeg, iyo wixii la mid ah,ee weli waxaan leeyahay {Haati burhaanak.}
qofka lagu tilmaay dr.taas warkeeda majirto wuxuu yahay waa la og yahay,laakin waxaa loo yaqaanaa {kun isku qorow kumi diidow} qofka aad rabto abtigaa ugu hiiliso waxaa loo yaqaanaa {kun isku qorow kuligeeda dhiibow}abtigaa iyo korneel u'jiingu horay ayay u'waashteen ee adigana waalida ku darsan waa Caadiyos,ee awalba miirka waa kugu yaraa waana la ogyahay ee adigaba waad is og tahay dabal check, nasabadaada iyo meeshay ka timid.
taas waxaan u'leeyahay mar haddii aad iwaydisay saldanada xagee ka talin jirtay?maxayse qaban jirtay? ma tihid qof baraawe wax ka og' iyo dadkeeda waad cadaysatay wax kuu xaraanba jirin waana is xaqiijisay inaad tahay {dooli haan ku koray } ee mar kale waxaan ku leeyahay, waa haddii aad tuni tahay? dadka iyo dalka tariikhdeeda soobare,haddii aadan awalba ahayn meeshaada iska joog, ee makaa saareyso SYL ayaan dad ka aqaanay.
waxaa la yiri taliyaani ayaa wax qoray keligeed ma ahee burhaantiina la soo baxa, ogaada qisadii lama hilmaamin oo ahayd.
tuni maan wax isku baraa ee maana doqonsan waa la og yahay ninkii sidaas yiri laakiin howshaas tuni ayay u'taalaa taariikhda waa la og'yahay reerka waxay galaan iyo waxay gudaan yaan loo maleyn waqtigii tuni la qadaci jiray ama been loo sheegi jiray geemkaas waa dhamaaday, ee weli waxaan idin leeyahay jaansi yar ayaa idin haray ee ka fa'idaysta intii waqtiga idinka dhamaanin, aaway maaxmaaxdii ahayd, {laki waaniyaw wedkaa lee jarinyaa adibaa walaal maleytaa soo weeraase.}
xanuunka meeshuu yahay waa la og'yahay,waxaa kaloo la yiri {wal matare u'shiisa kal}
Haati burhaanak,
wabilaahi towfiiq
by mahamuud ali {Geel jir}
* Filed Under:
Featured Opinion
* add new comment »


