Tacsi
Muqdisho SSMC 18 July 2008-Innaa Lilaahi Wa innaa Ileehi Raajicuun.Waxa maalinimada Shaley ahayd oo bishu ku beegneyd 17 July geeriyoodey alle ha u naxariistee Sheekh Ibraahin Gabaaba,wuxuuna ku geeriyoodey magaalada Mooyaale ee dalka Itoobiya.
Dhammaan bahda SSMC ee ku kala sugan dalka dibaddiisa iyo gudaha waxay tacsi u dirayaan dhammaan reer Gabaabe meel kasta oo ay joogaan,gaar ahaan waxaan tacsi gaar ah u direynaa caruurtiisa iyo xaaskiisa oo kala jooga magaalooyinka Mooyaale dalka Itoobiya iyo magaalada Toortooroow ee Gobolka Shabeellada Hoose Soomaalia.
Waxaan mar kale Marxcuumka ilaahey uga baryeynaa inuu siiyo naxarriis kana waraabiyo Jannatul Farddows
Aamiin- Aamiin-Aamin-Aamiin.
Warqabadka SSMC Somalia
Aadan Cusmaan
Bokoola@hotmail.com
* Filed Under:
Sticky Stories
* add new comment »


