Innaalillaahi Wa innaa ileehi Raajicuun,Waxaa Gaariyoodey Sheekh Ibraahiim Daashoow
Afgooye SSMC-Ilaahey ha u naxariistee waxaa Geeriyoodey Sheekh Ibraahim
Daashoow,oo ka mid ahaa Odeyaasha Dhaqanka ee beesha Garre,gaar ahaan Degmooyinka Awdheeglle iyo Afgooye,Nabaddoonka ayaa u geeriyoodey Xanuun hayey dhowr maalmood;Wxuuuna ku geeriyoodey Gurigiisa Afgooye ,waxana Geerida nabaddoonka la ogeysiinayaa dhammaan beesha Garre ee ku nool dibadda iyo Gudaha Dalka.
Bahda SSU ayaa tacsi u direya dhamaan beesha Garre iyo caruurtii iyo qaraabadii uu ka Geeriyoodey,waxana ilaahey uga baryeynaa inuu ka waraabiyo jannatul Farddowsa Aamiin, caruurtii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodeyna samir ilaahey ha siiyo.
Waxaana tacsi gaar ah diraya Aadan Cusmaan oo ah Wariyaha SSMC Somalia iyo C/llaahi Xaaji Ibraahi “Madioobe”oo ah Xoghayaha Guud ee isku xirka Ardada Koonfur-Galbeed ee wax ka barata Jaamacadaha Dalka Suudan.
Ilaahey ha u naxariisto Aamiin-Aamiin-Aamiin.
Warqabadka SSMC Somalia
Aadan Cusmaan
Bokoola@hotmail.com
* Filed Under:
Sticky Stories
* add new comment »


