Bishaaro bishaaro
Dhammaan jaaliyadaha soomaaliyeed ee ku dhaqan Europe, North America iyo Australia waxaa loogu bishaareynayaa in iskuulka jaalliyadda soomaaliyeed ee yemen uu diyaariyey mac-had lagu baranayo Diinta Islaamka oo ay dhigayaan culimo ku xeel dheer barista diinta.
Iskuulka wuxuu kaloo idiin qabanayaa khadamaadkaan (sevices) soo socda:
1. Inuu fududeeyo dalkugalka (visa) iyo dalkujooga (residence)
2. Soo dhoweyn iyo dajin
3. Bus (transportation)ardeyda ka qaada guryahood kuna celiya
4. Khadamaad kale
Wixii dheeraad ah kala soo xiriir:
Tell: 009671201863,
Mobile: 00967734199012, ama 00967734173726
E-mail: scomschool@gmail.com
* Filed Under:
Sticky Stories
* add new comment »


