<?xml version="1.0" encoding="utf-8"?>
<!DOCTYPE rss [<!ENTITY % HTMLlat1 PUBLIC "-//W3C//ENTITIES Latin 1 for XHTML//EN" "http://www.w3.org/TR/xhtml1/DTD/xhtml-lat1.ent">]>
<rss version="2.0" xml:base="http://www.ssunion.net">
<channel>
 <title>Southern Somali Union - Wararka Maanta</title>
 <link>http://www.ssunion.net/taxonomy/term/10/0</link>
 <description></description>
 <language>en</language>
<item>
 <title>Sirkaal u shaqeeya Hay’ad Samafal oo Lagu Dhaawacey Marka.</title>
 <link>http://www.ssunion.net/node/4067</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Publication Date:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Sun, 2008-11-16 09:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Author Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Aadan Cusmaan
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Source Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 SSMC
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Article:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;&lt;strong &gt;Marka SSMC-&lt;/strong&gt;Rag ku hubeysan Bastoolado ayaa maanta Xarunta Gobolka Shabeelada Hoose ee Marka ku dhaawacey Madaxii Hay&amp;rsquo;ada New Way ee Gobolkaas, kaas oo lagu magacaabo Proff Maxamed Cali Rooble.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.ssunion.net/taxonomy/term/10">Wararka Maanta</category>
 <pubDate>Sun, 16 Nov 2008 06:05:50 -0800</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Odeyaasha Sh/Hoose oo Maanta Soo Saarey Baaq ay Ku Taageereyaan Qabsashada Alshabaab ee Gobolkaas.</title>
 <link>http://www.ssunion.net/node/4065</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Publication Date:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Sun, 2008-11-16 07:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Author Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Aadan Cusmaan
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Source Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 SSMC
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-image-5&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Photo 1:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;img src=&quot;http://www.ssunion.net/files/Odey.JPG&quot; alt=&quot;Odeyaasha Sh/Hoose oo Maanta Soo Saarey Baaq ay Ku Taageereyaan Qabsashada Alshabaab ee Gobolkaas.&quot; /&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Article:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;&lt;strong &gt;Muqdisho&lt;/strong&gt; &lt;strong &gt;SSMC-&lt;/strong&gt;Qaar ka tirsan Salaaddiinta iyo Odeyaasha Dhaqanka Beelaha Gobolka Shabeellada Hoose ayaa maanta soo saarey baaq ay ku taageersan yihiin qabsashada ururka Alshabaab ee Gobolkaas,waxaan si weyn&amp;nbsp; u soo dhoweyneynaa la wareegidda ay mujaahidiinta la wareegeen Gobolkeenna.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Waxaan si buuxda ugu faraxsanahay una &amp;nbsp;garab taaganahay inay halkaas ka hirgasho ku dhaqanka Shareecada Islaamka,Shacabka Gobolkana &amp;nbsp;waxaan ugu baaqeynaa inay soo dhoweeyaan,kana qeyb qaataan hirgelinta ku dhaqanka Shareecada Islaamka,taas oo lagu gaarikaro bay yiraahddeen Liibaan Adduun iyo &amp;nbsp;Aakhiro.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.ssunion.net/taxonomy/term/10">Wararka Maanta</category>
 <pubDate>Sun, 16 Nov 2008 04:31:43 -0800</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Kulan Ammaanka Looga Hadlayo oo Ka Dhacey Baydhaba.</title>
 <link>http://www.ssunion.net/node/4062</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Publication Date:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Sat, 2008-11-15 09:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Author Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Aadan Cusmaan
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Source Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 SSMC
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Article:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;&lt;strong &gt;Baydhaba SSMC -&lt;/strong&gt;Xarunta maamulka Degmada Baydhabo ee magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa maanta kulan deg deg ah ka yeeshay Odyaasha dhaqanka, Aqoonyahano, Siyaasiyiin, malaaqyo iyo xubno sare oo ka tirsan maamulka Degmada Baydhabo.&amp;nbsp;&amp;nbsp; Kulankani ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Taliyaha Saldhiga ciidanka Booliiska maamulka Degmada Baydhabo iyo xubna kale oo mas`uuliyiinta degmada ka tirsan.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.ssunion.net/taxonomy/term/10">Wararka Maanta</category>
 <pubDate>Sat, 15 Nov 2008 06:11:02 -0800</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Sheegey Inay Xukuumad Ka jirin Dalka.</title>
 <link>http://www.ssunion.net/node/4061</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Publication Date:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Sat, 2008-11-15 08:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Author Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Aadan Cusmaan
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Source Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 SSMC
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Article:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;&lt;strong &gt;Nairobi SSMC-&lt;/strong&gt;Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa sheegay in wax xukuumad&amp;nbsp; ah aanay ka jirin dalka, kadib markii uu khilaaf xooggan soo kala dhex galay isaga iyo Ra&#039;iisul Wasaare Nuur Cadde.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Madaxweyne Yusuf oo la hadlayay Ku dhowaad 100 Mudane oo uu maanta qado sharaf ugu sameeyay Hotelka uu ka degan yahay ayaa sheegay khilaafka majaraha adag ee u dhaxeeya isaga iyo Ra&#039;iisul Wasaaraha, waxaana uu sheegay in Baarlamaanka uu u gudbiyay in dalka wax xukuumad ah aanay ka jirin.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Kulanka qadada ee uu u sameeyay Madaxweynaha Mudanayaasha Baarlamaanka oo goor dhow la soo gaba gabeeyay ayaa Madaxweyne C/llaahi Yusuf sidoo kale kaga hadlay xaaladda dalka uu marayo iyo is ballaarinta Xoogaga Islaamiyiinta, isagoona si weyn uga hadlay qalalaasaha Dowladda u dhaxeeya.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.ssunion.net/taxonomy/term/10">Wararka Maanta</category>
 <pubDate>Sat, 15 Nov 2008 05:55:57 -0800</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyoR/wasaare Nuur Cadde oo Gaarey Addisababa</title>
 <link>http://www.ssunion.net/node/4055</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Publication Date:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Thu, 2008-11-13 09:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Author Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Aadan Cusmaan
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Source Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 SSMC
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Article:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p&gt;&lt;strong &gt;Addisababa SSMC-&lt;/strong&gt;Socdaal &amp;nbsp;aan &amp;nbsp;hore loo sii shaacin ayey Xaley iyo Shaley Magalaada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya ku gaareen C/laahi Yuusuf iyo Nuur Cadde oo ka soo kala tegay London iyo Nairobi.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Socdaalkoodu lama oga waxa uu salka ku hayo balse wararka laga helayo Magaalada Addis Ababa ayaa tibaaxaya inuu yahay sidii khilaafka xooggan ee soo kala dhex galey labada nin Dowladda Itoobiya ee ay gacansaarka gaar ah la leeyihiin u xalliso.&lt;br &gt;Khilaafkan cusub ayaa loo sababeynayaa ka dib markii C/laahi Yuusuf uu ku gacan seyrey saxiixa xubnaha cusub ee Golaha Wasiirada ka mid noqonaya ee uu Nuur Cadde Liiska Magacyadooda u gudbiyay Madaxweyne Yuusuf.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Sidoo kale C/Laahi Yuusuf ayaa u olaleynaya &amp;nbsp;in la soo dhiso Dowllad cusub,halka uu Nuur Caddena uu qabo dhameystirka kuraasta ka banaan Golahiisa Wasiirada oo ka dhigan isku shaandheyn.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Khilaafkooda ayaa sidoo kale salka ku haya, xubnihii horey isaga casiley Golaha Wasiirada ee Madaxweyne &amp;nbsp;C/Laahi Yuusuf &amp;nbsp;rabo in dib loo soo celiyo, halka Baarlamaanka KMG ah iyo shirkii dhexdhexaadinta ee IGAD Nairobi ugu qabatey DKMG ah go&amp;rsquo;aan isku mid ah laga qaatey oo dhigayey in aan xubnahaas dib loo soo celin.&lt;br &gt;&lt;br /&gt;
&lt;p &gt;Lama oga halka uu ku dambeyn doono khilaafkan xooggan ee marka kale soo kala dhex galey C/Laahi Yuusuf iyo Nuur Cadde, wuxuuna ku soo aadaya iyada oo dhawaan Shir Hay&amp;rsquo;adaha kala duwan ee DKMG ah Ururka IGAD ugu qabtey magaalada Nairobi,kaas oo lagu macneeyay dhameynta khilaafaadka ka dhex aloosan madaxda sarsare ee DKMG ah.&lt;br &gt;&lt;strong &gt;Warqabadka SSMC Somaalia&lt;br &gt;Aadan Cusmaan&lt;br &gt;&lt;a href=&quot;mailto:Bokoola@hotmail.com&quot;&gt;Bokoola@hotmail.com&lt;/a&gt;&lt;/strong&gt;&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.ssunion.net/taxonomy/term/10">Wararka Maanta</category>
 <pubDate>Thu, 13 Nov 2008 06:12:27 -0800</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Burcadbadeed Soomaali ah oo Lagu Laayey Gacanka Cadmeed.</title>
 <link>http://www.ssunion.net/node/4053</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Publication Date:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Thu, 2008-11-13 08:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Author Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Aadan Cusmaan
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Source Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 SSMC
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Article:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p class=&quot;MsoNormal&quot;&gt;&lt;strong &gt;Badda Cas SSMC-&lt;/strong&gt;Ciidamada Huwanta ee ku sugan Badda Cadmeed ayaa badbaadiyey Markab weyn oo laga leeyahay Dalka Denmark,ka dib markii Burcadbadeed Soomaali ah weerar ku qaadeen Markabkaas.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.ssunion.net/taxonomy/term/10">Wararka Maanta</category>
 <pubDate>Thu, 13 Nov 2008 05:13:09 -0800</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Saddex Kooxood oo Ku Dhawaaqey Isbaheysi Cusub.</title>
 <link>http://www.ssunion.net/node/4040</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Publication Date:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Mon, 2008-11-10 05:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Author Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Aadan Cusmaan
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Source Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 SSMC
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-image-5&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Photo 1:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;img src=&quot;http://www.ssunion.net/files/Koox Isbaheystey.jpg&quot; alt=&quot;Saddex Kooxood oo Ku Dhawaaqey Isbaheysi Cusub.&quot; /&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Article:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;&lt;strong &gt;Muqdisho SSMC-&lt;/strong&gt;&lt;a href=&quot;http://www.jowhar.com/main/news_cats.php?cat_id=17&quot;&gt;&lt;/a&gt;Waa astaan kale oo muujinaysa sida ay isku ballaarin doonaan kooxaha Islaamiyiinta ka jira Soomaaliya kuwaas oo dhamaantood wada ah kooxo xukun doon ah oo aan hal aragti wada lahayn,laakiin&amp;nbsp; ka mideysan &amp;nbsp;kalmada ah ku dhaqanka Xukunka Islaamka.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Sedax ka mid ah dhinacyada Kooxaha Islaamiyiinta ee ka dagaalama gudaha dalka Soomaaliya ayaa waxay maanta sheegeen inay midoobayaan islamarkaana ay samaysanayaan hal Urur oo wata hal magac.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.ssunion.net/taxonomy/term/10">Wararka Maanta</category>
 <pubDate>Mon, 10 Nov 2008 02:14:19 -0800</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Howlgal Ka Socda Baydhaba.</title>
 <link>http://www.ssunion.net/node/4039</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Publication Date:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Mon, 2008-11-10 05:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Author Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Aadan Cusmaan
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Source Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 SSMC
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Article:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p class=&quot;MsoNormal&quot;&gt;&lt;strong &gt;Baydhaba SSMC-&lt;/strong&gt;Xaaladda magaalada Baydhabo ayaa kacsan, kadib markii Ciidamada Dowladda ay isku ballaariyeen qeybo ka mid ah Xaafadaha Magaalada, taasoo ka dambeysay dil xalay loo geystay Gudoomiye Kuxigeenkii 2aad ee Gobolka Bay.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Sida ay sheegayaan wararka aanu saaka halkaas ka heleyno dhaqdhaqaaqii Magaalada ayaa gebi ahaanba hakad galay, waxaana xiran goobaha ganacsiga ee ku yaal hareeraha Wadada laamiga.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Ciidamada Booliska iyo kuwa Militeriga oo feejignaan sare ku jira ayaa taagan wadooyinka hareeraheeda, mana muuqato howlgal ay ka sameynayaan Magaalada.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Ammaanka Magaalada Baydhabo oo maalmihii u dambeeyay sii xumaanayay ayaa u muuqda mid faraha ka sii baxaya, iyadoona dilalka qorsheysan ay ku soo kordhayaan Magaalada.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Dilkan ayaa noqonaya kii u horeeyay ee loo geysto Mas&#039;uul sare oo ka tirsan Maamulka Gobolka Bay, oo maalmihii u dambeeyay xakameyn waayey weerarada ka dhacaya Magaalada Baydhabo.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.ssunion.net/taxonomy/term/10">Wararka Maanta</category>
 <pubDate>Mon, 10 Nov 2008 02:02:05 -0800</pubDate>
</item>
<item>
 <title>R/wasaare Nuur Cadde oo Booqdey Cusbitaalka uu Ku Jiro Madaxweyne Yuusuf.</title>
 <link>http://www.ssunion.net/node/4033</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Publication Date:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Sat, 2008-11-08 08:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Author Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Aadan Cusmaan
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Source Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 SSMC
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-image-5&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Photo 1:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;img src=&quot;http://www.ssunion.net/files/zYusufnCadde_5.jpg&quot; alt=&quot;R/wasaare Nuur Cadde oo Booqdey Cusbitaalka uu Ku Jiro Madaxweyne Yuusuf.&quot; /&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Article:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;&lt;strong &gt;London SSMC-&lt;/strong&gt;Inkastoo faah faahin rasmi ah laga heynin xaaladda uu ku sugan yahay Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wafdi uu hogaaminayo Ra&#039;iisul Wasaare Nuur Cadde oo gaaray Magaalada London waxay booqasho ugu tageen Madaxweynaha Cusbitaalka uu ku jiro.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Madaxweynaha oo sanad kasta London u aada Hubin uu ku sammeynayo Caafimaadkiisa, ayaa halkaas waxaa ku sugan Dhaqtarkiisa gaarka ah oo sanadkiiba mar ka soo dhaya Beer tobnaan sano ka hor lagu tillaalay.Wax war ah lagama haayo waxa dhex marey Madaxweynaha iyo Ra&#039;iisul Wasaaraha oo &amp;nbsp;ku booqday Cusbitaalka &amp;nbsp;Magaalada London, halkaasoo Madaxweynaha dawooyin&amp;nbsp; ku qaadanayo.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Ra&#039;iisul Wasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo laga sugayo &amp;nbsp;inuu soo dhiso Xukuumadiisa muddo 15-cisho gudahood oo haatan ay ka harsan tahay kaliya 7-cisho ayaa sababaha uu u tagay Magaalada London lagu macneeyay sidii Madaxweynaha ugala tashan lahaa magacaabista Golihiisa Wasiirada Cusub.&lt;br &gt;&amp;nbsp;&lt;br &gt;Waa markii labaad oo Madaxweynaha iyo Ra&#039;iisul Wasaaraha si wada jir ku wada kulmaan Magaalada London, iyadoona horaantii sanadkan mar Madaxweynuhu xanuunsanayey oo caafimaad u aaday halkaas&amp;nbsp; ku wada &amp;nbsp;kulmeen.&lt;br &gt;&lt;strong &gt;Warqabadka SSMC Somalia&lt;br &gt;&lt;/strong&gt;&lt;strong &gt;Aadan Cusmaan&lt;br &gt;&lt;/strong&gt;&lt;strong &gt;&lt;a href=&quot;mailto:Bokoola@hotmail.com&quot;&gt;Bokoola@hotmail.com&lt;/a&gt;&lt;/strong&gt;&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.ssunion.net/taxonomy/term/10">Wararka Maanta</category>
 <pubDate>Sat, 08 Nov 2008 05:53:56 -0800</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Jawiga Muqdisho oo Degan Tan iyo Intii ay Dalka Soo Gaareen Wafdiga uu Hoggaaminaya Sheekh Shariif.</title>
 <link>http://www.ssunion.net/node/4028</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Publication Date:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Thu, 2008-11-06 09:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Author Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Aadan Cusmaan
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Source Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 SSMC
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Article:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;&lt;strong &gt;Muqdisho SSMC-&lt;/strong&gt;Iyadoo Isbaheysiga Dib u Xoreynta Soomaaliya iyo Dowladda KMG ay heshiis ku gaareen Dalka Jabuuti,ayaa xabad joojinta ay saxiixdeen labada dhinac&amp;nbsp; waxa la dhowraayey inay dhaqangasho 5ta bisha November,waxaana tan iyo intii sheekh Shariif dlaka dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho laga dareemayaan Jawi Deganaasho.&lt;br &gt;&amp;nbsp;&lt;br &gt;Xoogagga Muqaawamada ayaa wax&amp;nbsp; Weerar&amp;nbsp; xoog leh ku qaadin goobaha ay ku sugan yihiin ciidamada shisheeye iyo DowladDa KMG,waxaana shacabka muqdisho ay hadal haayaan Xabbad&amp;nbsp; joojinta la sheegey inay ka dhaqan galeyso gudaha dalka Soomaaliya iyo in kale.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Xoogagga Muqaawada ee ka madax banaan Isbaheysiga Dib u Xoreynta Soomaliya ayaa &amp;nbsp;sheegey,in xilligan ay suuragal aheyn in xabbadda la joojiyo,iyadoo&amp;nbsp; sida ay ku doodaan ciidamada Itoobiyaanku joogaan qeybo ka mid ah gudaha Dalka Soomaaliya.Lama oga saacadaha soo socda sida ay noqo doonto xaalada Muqdisho mar hadii 24 saac ee aan soo dhaafney magalada ay ka dhicin wax dagaal ah.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Warar aan ka helney qaar ka mid ah kooxaha Muqaawimada ee ku jira Wadada u dhaxeysa Wanlle iyo Buurhakaba ayaa la sheegey in laga soo baxey,gaar ahaan xoogga Taabacsan Maxkamadaha iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta Garabka Jabuuti,kuwaas oo ahaa kuwii ugu awoodda badnaa xooggagga Dagaalamaayey.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Warka ayaa intaas ku daraya inay saraakiisha Ciidamadaas oo gaarey halka uu wefdigu ku sugan yahay,ciidamada ku amreen inay ka soo baxaan oo ay soo gaaraan magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Kooxaha diiddan heshiiska ay kala saxeexdeen dowlladda KMG iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta ayaa waxa ugu awoodda badan Ururka Alshabaab,halka kuwa taageersan Garabka Asmara ay ee diiddan heshiiska ay yihiin kuwo aad u tiro yar.&lt;br &gt;Si kastaba arrintu ha ahaatee waxa dadka Muqdisho iyo duleedkeeda ku nool isweyddiinayaan inay suuragl tahay inay xabbadud sidaan ku joogsato.&lt;br &gt;&lt;br &gt;&lt;strong &gt;Warqbadka SSMC Somalia&lt;br &gt;&lt;/strong&gt;&lt;strong &gt;Aadan Cusmaan&lt;br &gt;&lt;/strong&gt;&lt;strong &gt;&lt;a href=&quot;mailto:Bokoola@hotmail.com&quot;&gt;Bokoola@hotmail.com&lt;/a&gt;&lt;/strong&gt;&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.ssunion.net/taxonomy/term/10">Wararka Maanta</category>
 <pubDate>Thu, 06 Nov 2008 06:47:45 -0800</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Xasan Daahir oo  La Sheegey Inuu Dhowaan Ku Soo Laabanayo Dalka.</title>
 <link>http://www.ssunion.net/node/4023</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Publication Date:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Wed, 2008-11-05 08:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Author Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Aadan Cusmaan
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Source Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 SSMC
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-image-5&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Photo 1:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;img src=&quot;http://www.ssunion.net/files/44_0.jpg&quot; alt=&quot;Xasan Daahir oo  La Sheegey Inuu Dhowaan Ku Soo Laabanayo Dalka.&quot; /&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Article:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p&gt;&lt;strong &gt;Asmara SSMC-&lt;/strong&gt;Isbahaysiga Dib Uxoraynta Somalia Garabka Asmara Saldhigga ka dhigtay ayaa Maanta ku dhawaaqay in Gudaha Somalia ay usoo guurI doonaan dagaalka ay Itoobiya kaga horjeedaanna ay&amp;nbsp; siiwedayaan.Shiikh Xasan Daahir Aweys ayaa la sheegay in Maalmaha soo socda uusoo gaari doono Somalia xilli uu Shiikh Shariif B/weyne joogo.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Shir Jaraa&#039;id oo uu goordhow Magaalada Muqdisho ku qabtay Afhayeenka Isbahaysiga Garabka Asmara Shiikh Ismaaciil Caddow ayuu ku Faah faahiyay waxyaabihii u qabsoomay iyo sida ay u arkaan Heshiiskii nabadda ee dhawaan Jabuuti ku dhaxmaray Dowladda iyo Mucaaradka Garabka Jabuuti.&lt;br &gt;&lt;br &gt;lama sheegin Magaalada uu kasoo degi dooni Shiikh Xasan Daahir Aweys waxaase la xaqiijiyay in uu gudaha Somalia soo gaari doono,hadalkan ayaa ka dambeeyey markii ay dhowaan dalka ku soo laabteen Wafdig ballaaran oo uu hoggaaminayo Sheekh Shariif Sheekh Axmed,kaas oo ay ku doonayaan inay ku dhaqangeliyaan heshiiska ay la galeen TFGda.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Safarka ay Isbaheysiga Asmara ku imaanayaan Soomaaliya ayaa u muuqda mid ay ku doonayaan inay ku fashiliyaan heshiiska lagu gaarey Dalka Jabuuti,hase yeeshee dad badan oo ku doodaya inuu Wadaad Xasan Daahir Ereteriya ka soo bixi Karin,ayaa meesha ka saaraya dooddaas haddii uu ku guuleysto.&lt;br &gt;&lt;br &gt;&lt;strong &gt;Warqabadka SSMC Somalia&lt;br &gt;&lt;/strong&gt;&lt;strong &gt;Aadan Cusmaan&lt;br &gt;&lt;/strong&gt;&lt;strong &gt;&lt;a href=&quot;mailto:Bokoola@hotmail.com&quot;&gt;Bokoola@hotmail.com&lt;/a&gt;&lt;/strong&gt;&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.ssunion.net/taxonomy/term/10">Wararka Maanta</category>
 <pubDate>Wed, 05 Nov 2008 05:35:33 -0800</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Nuur Cadde oo Maanta dib ugu Soo Laabtey Muqdisho.</title>
 <link>http://www.ssunion.net/node/4022</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Publication Date:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Wed, 2008-11-05 08:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Author Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Aadan Cusmaan
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Source Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 SSMC
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Article:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p&gt;&lt;strong &gt;Muqdisho SSMC-&lt;/strong&gt;Kadib kulan degdeg ah oo ay la galeen R/Wasaaraha iyo Gudoomiyaha Baarlamanka Xildhibaanada ku sugan Nairobi ayaa si toos ah waxaa halkaasi kaga soo duulay R/Wasaaraha oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ay soo gaareen Muqdisho.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Diyaaraddii galbineysay R/Wasaaraha oo ay la socdaan wasiiro kale ayaa si nabad ah kaga soo caga dhigatay Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho, waxaana amaanka si aad ah &amp;nbsp;u sugayeen ciidamada AMISOM.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Wafdiga R/Wasaaraha ayaa la sheegayaa wali inuu ku sugan yahay Garoonka diyaaradaha Muqdisho isla markaana loo diyaar garoobayo halkaasi in laga soo galbiyo waqtiyada inasoo socda.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Mudo 15 maalmood ah ayaa laga dhowrayaa R/wasaaraha inuu ku magacaabo xilalka Golaha Wasiirada ee dowlladda kumeelgaarka Soomaliya,taas oo ka dhalatey shirkii ay TFGdu la yeelatey urur Gobeeldka IGAD.&lt;br &gt;&lt;strong &gt;Warqabadka SSMC Somalia&lt;br &gt;&lt;/strong&gt;&lt;strong &gt;Aadan Cusmaan&lt;br &gt;&lt;/strong&gt;&lt;strong &gt;&lt;a href=&quot;mailto:Bokoola@hotmail.com&quot;&gt;Bokoola@hotmail.com&lt;/a&gt;&lt;/strong&gt;&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.ssunion.net/taxonomy/term/10">Wararka Maanta</category>
 <pubDate>Wed, 05 Nov 2008 05:14:49 -0800</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Cambaareynta Indhacadde oo Naga Soo Gaartey Jaamacado Ku Yaalla Dalka Suudaan.</title>
 <link>http://www.ssunion.net/node/4018</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Publication Date:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Tue, 2008-11-04 08:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Author Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Aadan Cusmaan
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Source Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 SSMC
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-image-5&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Photo 1:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;img src=&quot;http://www.ssunion.net/files/Cabddala Madoobe.JPG&quot; alt=&quot;Cambaareynta Indhacadde oo Naga Soo Gaartey Jaamacado Ku Yaalla Dalka Suudaan.&quot; /&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Article:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p&gt;&lt;strong &gt;Khartuum SSMC-&lt;/strong&gt;Waxa iska soo dabadhacaya cambaareynta iyo diidmada hadalkii dhowaan ka jeediyey magaalada Marka xogahaya Difaaca Isbaheysiga Garabka Asmara Yuusuf Indhacadde kaas oo uu ku sheegey inuu maamul Islaami ah ka dhisaayo Gobolka Shabeelada Hoose.&amp;nbsp;&lt;br &gt;&lt;br &gt;Waxaa qoraal arrintaas ku saabsan maanta na soo gaarsiyey Xogaha guud ee isku xirka Ardada koonfurgalbeed Soomaaliya ee Dalka Suudaan,Mudane Callaahi X.Ibraahiim(madoowe),wuxuuna sheegey iinuu si weyn u cambaareynayo hadalka uu Indhacadde ka sheegey magaalada Marka.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Madoobe ayaa sheegey inuu Idhacadde ahayn qof Diin ehel u ah,islamarkaasna xaq u lahayn inuu ka hadllo ayaaha Gobolka Shabeellada Hoose,asagoo ku tilmaamey inuu ahaa ninkii Biyaha Webiga ka Gedi jirey Dadka Reer Shabeellada Hoose,sidaas darteed Soomaalidu waxay ku maahmaadaa Hal Booli ah Nirig Xalaal ah ma dhasho,Indhacaade marnaba caddaalad kama noqon karo Gobolka Shabeellada Hoose.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Sidoo kale masuulka Ardada Jaamacadaha ayaa sheegey inuu Indhacadde yahay Hoggaamiye kooxeed ku dhax jira Islaamiyiinta Soomaaliya,asagoo sumcad xumo iyo Caddaaladdarro kula dhaxmeereysanaya dadka ay daacad ka tahay ku dhaqanka Shareecada Islaamka.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Wuxuuna Masuuliyiinta Islaamiyiinta Soomaaliya ugu baaqey inay Far iyo Suul kaga qabtaan,ninkaas sumcad xumada u soo jiidaya mar kasta.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Dhinaca kale wuxuu shacabka Shabeellada Hoose ugu baaqey inay u midoobaan sidii ay u difaaci lahaayeen Diintooda naftooda iyo karaamadooda,taasoo waafaqsan shareecda Islaamka.&lt;br &gt;&lt;strong &gt;Warqabadka SSMC Somaaliya&lt;br &gt;&lt;/strong&gt;&lt;strong &gt;Aadan Cusmaan&lt;br &gt;&lt;/strong&gt;&lt;strong &gt;&lt;a href=&quot;mailto:Bokoola@hotmail.com&quot;&gt;Bokoola@hotmail.com&lt;/a&gt;&lt;/strong&gt;&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.ssunion.net/taxonomy/term/10">Wararka Maanta</category>
 <pubDate>Tue, 04 Nov 2008 05:41:00 -0800</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Wefdiga Sheekh Shariif oo Gaarey Beledweyn.</title>
 <link>http://www.ssunion.net/node/4016</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Publication Date:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Tue, 2008-11-04 07:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Author Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Aadan Cusmaan
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Source Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 SSMC
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Article:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;&lt;strong &gt;Beeledweyne SSMC-&lt;/strong&gt; Wafdi&amp;nbsp; uu hogaaminayay Sheekh Shariif ayaa maanta&amp;nbsp; ka dagey Magaalada B/weyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan,shariiifka oo ay la socdaan Wafdigiisa ballaaran ayaa ka degey Goroonka Ugaas Khaliif Airport ee magaalada Beledweyne.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Wararka ayaa sheegaya in Wafdiga Gudoomiyaha Isbaheysiga Dib u Xoreynta si diiran&amp;nbsp; loogu soo dhoweeyey Garoonka Diyaaradaha B/weyne,halkaas oo ay ku soo dhoweeyeen Masuuliyiinta iyo shacabka magaalada Beledweyne.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Sheekh Shariif oo imaanshihiisa B/weyne ay wali ka taagan yihiin khilaafyo ayaa waxaa la dajiyay Hotelka&amp;nbsp; Madiina ee&amp;nbsp; ka mid ah Hotelada ugu caansan magaalada Beledweyne, waxaana aad loo adkeeyey amaanka hareeraha Hotelka.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Shariifka waxaa socdaalkiisa kula wehliya Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Isbaheysiga Dib u Xoreynta Col. Cumar Xaashi Aadan oo ka soo jeeda Gobolka Hiiraan iyo xubnaha kale ee Wafdiga,waxana la filayaa inuu halkaas kula kulmo Masuuliyiinta Maxkamadaha,waxgaradka deegaanka iyo Odeyaasha Dhaqanka ee Magaalada Beledweyne.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Sheekh Shariif iyo wafdigiisa oo saddexdii cisho ee la soo dhaafey ku sugnaa Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa kulamo kula qaatay Dhinacyo kala duwan oo kala socda qeybaha kala duwan ee Bulshada raydika iyo qaar ka mid ah Hogaanada Gudaha ee Maxkamadaha Islaamka,arrintaas oo meesha ka saartey mugdi fara badan oo ka taagnaa heshiiska ay la galeen dowlladda kumeelgaarka Soomaaliya.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.ssunion.net/taxonomy/term/10">Wararka Maanta</category>
 <pubDate>Tue, 04 Nov 2008 04:51:40 -0800</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Markab laga Badbaadiyey Afduub</title>
 <link>http://www.ssunion.net/node/4012</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Publication Date:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Mon, 2008-11-03 02:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Author Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Aadan Cusmaan
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Source Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 SSMC
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-image-5&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Photo 1:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;img src=&quot;http://www.ssunion.net/files/454_2.jpg&quot; alt=&quot;Markab laga Badbaadiyey Afduub&quot; /&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Article:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;&lt;strong &gt;Badda Cas SSMC-&lt;/strong&gt;Ciidamada NATO ee ku sugan qeybo ka mid ah Badda Cadmeed iyo Biyaha Soomaaliya ayaa xaley badbaadiyey Markab Denmark laga leeyahay oo sidey Shidaal,waxaana Gaadiid badeedkan markii weerarka ay ku soo qaadeen kooxaha Burcadbadeedka Soomaaliya,qaayllo dhaan u dirsadey Maraakiibta Dagaalka NATO ee iminka ilaalinaya Biyaha Soomaaliya iyo Xeebaha ka baxsan.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Markabka ayaa waxa u soo gurmadey Diyaaradaha Dagaalka ee saaran Maraakiibtaas,waxayna weerar ku qaadeen kooxaha Burcadbadeedka,kuwaas oo markii dambe joojiyey weerarkii ay ku hayeen markabka,islamarkaasna billaabey inay lafahooda la baxsadaan.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Warka ayaa intaas ku daraya inay Diyaaraddu sii ceyrsaneysey Doontii ay wateen Kooxaha Burcaddu iyadoo aan la garaneynin inay burburisey iyo in kale,hase yeeshee sida dhowaanahan la arkey waxa adag inay ka baxsadaan mar haddii aysan markabka dul fuulin.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.ssunion.net/taxonomy/term/10">Wararka Maanta</category>
 <pubDate>Sun, 02 Nov 2008 23:43:24 -0800</pubDate>
</item>
</channel>
</rss>