Publications

10/01/06
Dr. Ali Said Faqi -
I followed with great interest the publicized ceremony of the handover of the lower Shabelle to the ICU that was held in Afgooye on September 30, 2006. The ceremony was well organized and seems to be well attended. I was personally touched by the Speech of Mr. Indhacadde, particularly when he asked the public to be judged on his actions and requested for forgiveness. I believe that was a sincere statement and I applauded him for his courage. Though he commended himself for doing a great job and to have provided financial support to ICU, money he unveiled to have been collected from the poor people of Lower Shabelle; however, he never discussed or admitted that his administration was from its inception an illegal one that exploited the locals as well as the resources of the region.
09/09/06
Cali Caroode - DMC-Marka
Burburkii Dowlladdii militeriga ahayd ka dib Gobolka Shabeellada Hoose wuxuu ahaa goob ay si weyn isugu haysteen kooxo qabaa'illo ah iyo hoggaamiye kooxeedyo, mid kasta uu doonaayey inuu maroorsado, kheyraadka Gobolku hodanka ku yahay. Haysashada Gobolkan horraantii sagaashameeyadii waxaa ka masuul ahaa hooggaamiye kooxeedkii geeriyoodey, ee Gen. Maxamed Faarax Ceydiid. Geeridiisa ka dibna waxaa Gobolka qabsadey kooxo ka mid ah beeshiisa oo inta badan uu awoodda isagu gacanta u geliyey.
12/27/06
By Dr. Abdishakur Jowhar -
The UIC[1] has already made its mistake.
They threatened Ethiopia and stirred the wasp’s nest, but they have not bothered to prepare themselves with protective clothing.  They had the guts, the belief, the belligerence but not the arms, the organization or the depth of pocket necessary for waging a war (Jihad) against Ethiopia. They believed their own rhetoric of god being on their side, of representing all Somalis, of having already taken over and centralized the whole power in the nation in their hand. They appointed their Emir, their war consul and declared their Jihad; effectively alienating both friend and foe. They talked the talk. And when it came to walking the walk they threw young bodies armed with weapons not much better than spears and a prayer against the well oiled fully equipped Ethiopian meat grinder.
12/18/06
Mr. Omar Shariif - DMC-London, UK
Odeyaasha, Culuma-Uddiinka, Aqoonyahanada, Siyaasiinta iyo Dhallinyarada Beesha Reer Baraawe ee ku nool dalka Boqortooyada Ingriiska, London, ayaa aad iyo aad uga xumaadey arrinta yaabka badan leh oo ka dlhacday Degmada Baraawe oo ka mid ah Degmooyinka ugu taarikhda dheer ee dalka Soomaliya.  Waxaana Degmada ku dhasheen Shuyuukh waaweyn oo diinta gaarsiiyey meelo badan oo dalka gudahiis iyo dalalka kale ee ka tirsan Afrika. Waxay ahaayeen Culumo fidinta diinta Islaamka naftoodi ugu huray, wuxuua Eebe ugu nicmeeyay in uu siiyo karaamo una fududeeyo baridda iyo fidinta diinta, waxay aqoontoodi gaartay meel sare, waxay jawaabi jireen mas'alooyin adag oo ay weydiin jireen Culumo ka Imaan jirtay Dalka Masar ee waqtigaas isgaarsiintu yareed.
12/16/06
Sheekh Xassan Siid Cali - DMC-Muqdisho
Maqaalkan waxaan ku soo bandhigeynnaa mid ka mid ah akhristeyaasha wabsaydka SSU.net oo ku cabbiraya aragtidiisa gaar ah, waxqabad la’aan uu ku dhaliilaayo dhammaan bulshaweynta Aw-Digil meel kasta ha joogaane. Wuxuuna maqaalkiisa halkudhig uga dhigey sedan:
12/02/06
Farhan Aynte - Nairobi, Kenya
In Somalia, we have been witnessing over the past several Months a new power is emerging in South & Central zonal. The situation has taken further Twist with victory of Islamic Union Court's. when long-standing fight between Islamist courts and greedy War-lords who appointed themselves "The Alliance for Restoration of Peace and Counter Terrorism (ARPCT) , beck up by US . few days of hard battle street, the Islamist had defeated the claimed war-lords, then fled the City to elsewhere in country. Islamist Courts received more popular support from any aspect of the local community and continued to control large amount of territory in way they defied even their expectation, not only have they pacified one of the most dangerous Cities in the world, they also seem to have moderated their message. Shortly Afterwards, the Islamist Courts formulate themselves some sort of structure, perhaps, government body. Islamists seem to be trying to increase public support by softening their views, at least officially, organizing street cleanup, hopefully, preparing democratic election. Beyond that, they sent a latter to United Nation pledging to support democratic rule. Whatever the case, Islamic Union Courts have restored peace, stability, Law & order. Within a weeks, Mogadishu's port and Airport, which had been essentially closed for more then a decade, were opened for business which would be also lead them another key success for its legacy. They have established themselves as main force in Somalia political struggle. Islamist leader are operating almost in campaign mode, visiting schools, banning public cinemas, but, boys are allowed to play soccer, girls can go schools, overseeing a mini building boom, recruiting elderly policemen to don faded uniforms that they have not worn for years and return to works.
10/23/06
Muude Mayow - DMC-Baraawe
War lagu kalsoon yahay ee laga soo xigtey odeyaasha degmada Baraawe ayaa sheegayaa in shaleyto duhurnimadii magaalada Baraawe si ula kac ah loo toogtey wiil 23 jir ah oo loogu magac dari jirey Maxamed Abdi (Kunyo).
10/15/06
Aadan Cusmaan - DMC-Muqdisho
Ciidan fara badan oo taabacsan Guddoomiyihii hore ee Isbaheysigii burburey ee Dooxada Jubba ayaa waxay xaley ka guureen magaalada Baardheere, waxayna wararku sheegayaan inay duulaan ku yihiin Gobolada Jubbooyinka, waxayna ciidamadani sida warku nagu soo gaarayo ay u qaybsan yihiin saddex raac oo isdabajoog ah waxayna qaybta ugu horreysey durbadiiba gaartey magaalada Saakoow oo Baardheere u jirta 85 km. dhinaca koonfureed.
10/10/06
Aadan Cusmaan - DMC-Muqdisho
‘Maamulkii’ Gobolka Shabeellada Hoose iyo qaar ka tirsan Golaha Maxaakiimta oo si wada jir ah u wada  shaqeeya, kuwaas oo ujeedadoodu tahay inay mideeyaan ciidamada iyo ‘maamulka’ Gobolka iyo Maxaakiimta  ayaan weli u suurtagalin. Arrintaas oo weli socota ayaa weli waxba ka beddelin habkii uu ‘maamulkii’ hore u dhisnaan jirey. Si haddaba xaqiiqda jirta u ogaanno waxaan la xiriirrey xubno ku jira guddiga mideynta Gobolka iyo Maxaakiimta oo tiradoodu tahay 18 qof, waxaana Gobolka kaga jira  4 qof oo laba ka mid yihiin dadka deegaanka labada kalena ay yihiin dadka xoogga ku jooga Gobolka.
10/10/06
Faallo - Dayniile
Madaxweynaha dowladda federaalka Col. C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa beri magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ay ugu buuxsami doontaa isagoo ku sugan sanadguuradii labaad markii loo doortay madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, waxaana doorashadaasi oo dhacday 10/10/2004-tii maalinimo Axad ah soona gabo gabowday fiidnimadii habeenkii Isniinta ay ka dhacday Garoonkii ciyaaraha K/koleyga ee Kasaraani Stadium kuna yaala magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana musharaxiintii ka qeyb qaadatay doorashadaasi ay taradoodu gaarayeen 26 musharax oo ay ka dhex muuqatay xildhibaanada Caasha Axmed C/dalla oo iyadu habeenkaasi la hoyatay 2 cod.
XML feed