<?xml version="1.0" encoding="utf-8"?>
<!DOCTYPE rss [<!ENTITY % HTMLlat1 PUBLIC "-//W3C//ENTITIES Latin 1 for XHTML//EN" "http://www.w3.org/TR/xhtml1/DTD/xhtml-lat1.ent">]>
<rss version="2.0" xml:base="http://www.ssunion.net">
<channel>
 <title>Southern Somali Union - Featured Opinion</title>
 <link>http://www.ssunion.net/taxonomy/term/6/0</link>
 <description></description>
 <language>en</language>
<item>
 <title>Degmada Baraawe Oo Noqotey Degmo Gooni-Goosad Ah.</title>
 <link>http://www.ssunion.net/node/3293</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Publication Date:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Fri, 2008-05-16 01:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Author Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Aadan Cusmaan
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Source Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Baraawe [SSMC] 5 May 2008.
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Article:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;&lt;strong &gt;Baraawe [SSMC] 5 May 2008.&lt;/strong&gt;&lt;/p&gt;
&lt;p&gt;&lt;strong &gt;&lt;br /&gt;
&lt;p &gt;&lt;br &gt;Waxaa laga yaabaa dad badan oo ka mid ah akhiristeyaasha boggeenna in ay si aad ah ula yaabaan cinwaanka marka ay arkaan, hase yeeshee waxaad arki doontaan caddeymo aan u hayno halku dhigga cinwanka maqaalkan ee ku saabsan gooni isu taagga Degmada Baraawe.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.ssunion.net/taxonomy/term/6">Featured Opinion</category>
 <pubDate>Thu, 15 May 2008 23:27:36 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Lacagaha Shilin Soomaaliga Waa La diidaye: Maxaa Wax Lagu Kala Gadan Doonaa?</title>
 <link>http://www.ssunion.net/node/3156</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Publication Date:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Mon, 2008-03-24 11:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Author Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Aadan Cusmaan
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Source Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 SSMC-Muqdisho
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Article:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;&lt;strong &gt;Muqdisho [SSMC] 18 March 2008.&lt;/strong&gt;&lt;/p&gt;
&lt;p &gt;Lacagaha Shilin Soomaaliga ayaa soo marey maraaxiil kala duwan tan iyo intii ay burburtey Xukuumaddii hore ee Soomaaliya, iyadoo markii ay xukuumaddu burbrutey ay shaqeeynaayeen lacagaha oo dhan sida 10 Sh, 20 Sh, 50 Sh, 100 Sh, 500 Sh iyo 1,000 Sh. &lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.ssunion.net/taxonomy/term/6">Featured Opinion</category>
 <pubDate>Mon, 24 Mar 2008 09:01:27 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>XASUUSIN: FADLAN JOOJIYA QORAALLADA XUMAANTA ABUURAYA</title>
 <link>http://www.ssunion.net/node/3004</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Publication Date:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Mon, 2008-01-21 10:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Author Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Xassan Abdow Munye‏
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Source Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Personal Opinion
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-image-5&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Photo 1:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;img src=&quot;http://www.ssunion.net/files/Opinion_3.jpg&quot; alt=&quot;XASUUSIN: FADLAN JOOJIYA QORAALLADA XUMAANTA ABUURAYA&quot; /&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Article:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p&gt;Inta aan u guda gelin ujeeddada qoraalkayga, waxaan jeclaan lahaa inaan xasuusiyo dadka isku mashquulinaya qoraallada aan faaidada lehayn ee beryahan buux dhaafiyay shabakadaha Baraawapost iyo SSunion dhibaatada dhabta ah ee ka jirta dalkeenna guud ahaan iyo gaar ahaan degmadeena Baraawe.Waan wada ogsoon nahay in dalka Somaaliya gebi ahaanba burburiyey dagaalkii sokeeye ee bilowday sannadka 1990. Ilaa taariikhda maanta waxaa dalka ka jira nabadgeliyo la&amp;rsquo;aan, dhaqaale xumo, caafimaad darro iyo tacliin la&amp;rsquo;aan iyo dadkii oo gaajo iyo cudurro ay laaynayaan. Degmadeena Baraawena dhibaatooyinkaas iyo weliba kuwa ka daran ayaa ka jira oo ay dadkeennu la tabaalaysan yihiin.Haddaba annagoo la socono arrimahaas ayaan bilownay inaan iska dicaayadeeyno oon cay iyo aflagaado dhexdeena ah aan ku soo qorno internetka oo ay umad walba akhristaan. Qoraaladani maha kuwa wax usoo faaidaynaya dadkeena dhibaataysan ee reer Shangamaas, Laba tol, iyo Tunnitoore meel kasta ha joogaan waana arrin khatar wadata oo haddii aan laga hortagina keeni karta colaad iyo kala qaybsanaan hor leh oo soo dhex gasha dadkeena reer baraawe. Taas waa arrin aad u fool xun oo aanan u dulqaadan karin haddii aan nahay odayaashii beesha. Mana ogolaanayno dad dana gaar ah wata in ay umaddeena magac xumo usoo jiidaan ciday doonaan ha ahaadeen.Haddaba ujeedadaydu ma aha in aan cid gooni ah taageero ama aan qofna u hiiliyo ee ujeedadaydu waa in aan idin xusuusiyo in aan nahay dad dadkoodii dhibaataysan oo aan ubaahan nahay in aan ku fekerno sidii dadkaas wax loogu qaban lahaa ee maha in dadka lakala qaybiyo oo colaad hor leh la dhex dhigo. Haddaba waxaa haboon inaan raadino sida loo xallin lahaa arrimaha kor ku xusan, oo siiba in dadka wax wanaagsan lagu soo kordhiyaa hadii aan taas la samyn karina ugu yaraan in aan dhib hor leh loo keenin.Sida iska cad, qoraalada beriyahan lagu soo qorayo websiteka Baraawapost iyo SSunion waxay ku saabsan yihiin waa dan shaqsiyadeed oo ah in la helo jagada suldaannimmada. Doodana waxa ay ku saabsan tahay dadka qaarkood oo taagersan magacaabidda, kuwa qaarkoodna ay ka soo horjeedaan. Balse waxa la is dhaafsanayo waa hadallo aan wanaagsanayn oo nidaamka feker is dhaafsiga ka baxsan. Run ahaanti waxaa la iloobay dadka masaakiinta ee ku nool degmada Baraawe oo aad iyo aad u dhibaataysan una baahan taakulo dhinac walba leh sida dhaqaalaha, caafimaadka iyo tacliinta.&amp;nbsp; Dadka reer Baraawe qaarkood ee ku nool Ameerika, Kanada, Europeiyo meelaha kale ee dalka dibaddisa dareenkii ayaa ka dhumay oo dhibaatadii waa la iloobay.Midda kale, waxaad xusuusnaataan oo kale in dhibaatada aysan heysan dadkeena ku nool dalka gudihiisa oo keliya ee balse kuweena qurbaha joogana ay dhibaato culus haysato. Taas oo ah in ay qoysaskii ay lumayaan mustaqbalkeenuna uu aad u liito waayo haddii aan la helin qoys tayo wanaagsan leh iyo tarbiya wanaagsan iyo tacliin aan la siinin ubadkeenna waddaman ku koraya in bur bur uu umaddeena ku soo socdo. Dalalka aan qaxooti ku nahay waa dalal aan isku diin iyo dhaqan ahayn. Marka waxan lanooga baahan yahay in aan ku mashquulno sidii aan jiil taya wanaagsan iyo aqoon leh aan usoo saari lahayn oo mustaqbalka dadkeena dhibaatada ka saari kara iyo in wixii karaankeena ahna aan caawino dadkeena wadanka ku dhibaataysan. EE FADLAN HA LA JOOJIYO HADALLADA AAN WAX TARKA LAHAYN EE DADKEENA KALA QAYBINAYA. Waxaan ilaahay ka barinaynaa in uu ku hanuuniyo ilmaheena diintayna islaamka iyo dhaqankeena &amp;ldquo;AMIIN&amp;rdquo;.Waxaa kale qoraalkan racsinaaya faalo gaaban ee ku saabsan magacaabidda jagada suldaannimada.&amp;nbsp; Suldaanimada meelo badan ayay ka jirtaa adduunka, waxayna ku timaadaa dhaxal ama doorasho ay dadka doortaan suldaankooda.&amp;nbsp; Marka suldaan kasta dalka gudahiisa ayuu ka taliya.&amp;nbsp; Suldan kasta waxu jooga dalka gudahiisa, ma jiro suldaan awood leh oo banaanka dalkiisa ka jooga. suldaanka dalkiisa ka maqan waa kan la inqilaabay.&amp;nbsp; Ree Baraawe way fiicantahay inay helaan suldaan sida ay hore u qabeen, laakin waa in uu dalka iyo dadkiisa dhaxjoogaa.&amp;nbsp; Sababtoo ah suldaanka waxaa laga rabaa in uu dadkiisa caawiyo, iyo inuu siiyo wixii talooyin ku saabsan sidii loo xallin laha dhibaata kasta oo dadka haysata.&amp;nbsp;&amp;nbsp; Waxaan kaloo ka codsanayaa mas&amp;rsquo;uuliyiinta websiteyada Baraawapost iyo kuwa SSUnion in ay oggolaanin in websitekooda lagu soo qoro maqaalo dadka reer baraawe sumcadooda wax loogu dhimayo oo dadka akhrisanayaana aan wax faa&amp;rsquo;ida ah u lahayn. Haddii aad maqaaladii foosha xumaa ee la isku dicaayadaynayay aad ogolaataan in ay sii socdaan sumcad xumo ayay u tahay websiteyadiina iyo reer Baraawe guud ahaan.Ugu dambeys, shakhsiyaadkii ka danbeeyay maqaaladani aan wanaagsanaynin waxaan kula talalinaayaa inay joojiyaan qoraallada aan faa&amp;rsquo;idada lehayn. Waxaan kula talinaayaan haddii ay wax qoris jacayl ka tahay inay soo qoraan maqaalo qiimo iyo tayo leh oo dadka wax kusoo kordhiya isla markaasna ay ahmiyadooda saaraan sidii loo heli lahaa xallinta dhibaatooyinka ka taagan degmada Baraawe. Cida doonaysa suldaanimana waa in ay wadanka ku laabtaan ayna kasbadaan kalsoonida dadkooda taas oo ku iman karta keliya in dadka si hagar la&amp;rsquo;aan ah loogu shaqeeyo.Wabilaahi TowfiiqWaad MahadsantihiinWaxa qoray: Xassan Cabdow Munye&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.ssunion.net/taxonomy/term/6">Featured Opinion</category>
 <pubDate>Mon, 21 Jan 2008 07:27:50 -0800</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Abtigay ama  adeerkay miyaan  u&#039;hiiliyay?mise Xaqiiqada ayaan ka leehdaa? ma korneel u&#039;jiingo Ayaan garab siiyaa?mise runta ayaa</title>
 <link>http://www.ssunion.net/node/2969</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Publication Date:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Tue, 2008-01-08 08:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Author Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 mahamuud ali {Geel jir} 
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-image-5&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Photo 1:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;img src=&quot;http://www.ssunion.net/files/Opinion_0.jpg&quot; alt=&quot;Abtigay ama  adeerkay miyaan  u&amp;#039;hiiliyay?mise Xaqiiqada ayaan ka leehdaa? ma korneel u&amp;#039;jiingo Ayaan garab siiyaa?mise runta ayaa&quot; /
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Article:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p&gt;waxaa la yiri {nin dhumaayo dhug maleh} qoraagan abtigiisa ama adeerkiisa u&#039; hiiliyay waxaan u sheegi lahaa abtigaa waa dhumay adigana waad ka daba dhuntay iyo inta kula og&amp;quot; korneel ujiingowba ha ahaadee,aqoon daro haddii ay timaado malaga yaabo qof adiga kaa liita in soomaali laga heli karo.beryahaan waxaa jira kalimaad afka bartay dr.hebel dr.nimada ma aha darajo aad jeebka kala soo baxsanaysid ee waxay tahay mid la soo baranaayo, ee abtigaa ma aha dr. wuxuu yahay soo ogoow?tan kale xigta SYL kuwa dhaliyay ma ahayn wada dr. waxay u badnaayeen dad aqoontooda meel dhaxaad aheyd.&lt;br &gt;abtigaana bangaari maxaa u&#039;dheeraa?&lt;br &gt;&lt;br &gt;tan kale oo aahayd&amp;nbsp; qofka qoraalka qoray beesha maka tirsan yahay?su&#039;aalahaan ookale waxaa la sheegaa markii la xanuunsado sida hada loo hanuunsaday oo kale&amp;nbsp;iyo kuwii hore maroorsiga wadeen mar mugdisho la joogay sidaan ayay&amp;nbsp;yiraahdeen. markii xanuunka ka joogsado ayaa raali gelin bixinjireen,ee waxaa la yiri {ragna cadadii ma baajiyo bahalna ceyrin ma daayo}jawaabta waxay tahay shaqsigaas hadii uu tuni noqonin adiga tunimada way kaa fogaaneysaa.is fiiri is ku noqo meeshii aad ka timid iyo sidaad&amp;nbsp;ku&amp;nbsp;timid tuni barashaa kuu laaban adiga iyo korneel u&#039;jiingaha qoraalka kuu soo qoray.taa waxaa iga daran qaabta iyo u&#039;ekaashihiina weji ahaan idinka ayaa iga hor bixi doona tuni nimada haddii la yiraahdo weji hala fiiriyo.&lt;br &gt;&lt;br &gt;mida kale soomaalidu waxay yiraahdaan {dheriga maxaa karka ka keenay?waa kuleelka}taariikhdan haddii aad ka hanuunsateen ogaada waa taariikh xaq ah. ogolow ama ha ogolaanin waa howl adiga kuu taal,taariikhdan way soconaysaa tuni ayaa socodsiin doonta, ee ma aha shaqsiga wax ka sheeg ee qoraalka hanaga dhaafo, shakhsigaas caado uma laha dhaqanka noocaas oo kale inuu qadyada uga haro iga qaleey, ama naga wareeg, iyo wixii la mid ah,ee weli waxaan leeyahay {Haati burhaanak.}&lt;br &gt;&lt;br &gt;qofka lagu tilmaay dr.taas warkeeda majirto wuxuu yahay waa la og yahay,laakin waxaa loo yaqaanaa {kun isku qorow kumi diidow} qofka aad rabto abtigaa ugu hiiliso waxaa loo yaqaanaa {kun isku qorow kuligeeda dhiibow}abtigaa iyo korneel u&#039;jiingu horay ayay&amp;nbsp;u&#039;waashteen ee adigana waalida ku darsan waa Caadiyos,ee awalba miirka waa kugu yaraa waana la ogyahay ee adigaba waad is og tahay dabal check, nasabadaada iyo meeshay ka timid.&lt;br &gt;taas waxaan u&#039;leeyahay mar haddii aad iwaydisay saldanada xagee ka talin jirtay?maxayse qaban jirtay? ma tihid qof baraawe wax ka og&#039; iyo dadkeeda&amp;nbsp; waad cadaysatay wax kuu xaraanba jirin waana is xaqiijisay inaad tahay {dooli haan ku koray } ee mar kale waxaan ku leeyahay, waa haddii aad tuni tahay? dadka iyo dalka tariikhdeeda soobare,haddii aadan awalba ahayn meeshaada iska joog, ee makaa saareyso SYL ayaan dad ka aqaanay.&lt;br &gt;&lt;br &gt;waxaa la yiri taliyaani ayaa wax qoray keligeed ma ahee burhaantiina la soo baxa, ogaada qisadii lama hilmaamin oo ahayd.&lt;br &gt;tuni maan wax isku baraa ee maana doqonsan waa la og yahay ninkii sidaas yiri laakiin howshaas tuni ayay u&#039;taalaa taariikhda waa la og&#039;yahay reerka waxay galaan iyo waxay gudaan yaan loo maleyn waqtigii tuni la qadaci jiray ama been loo sheegi jiray geemkaas waa dhamaaday, ee weli waxaan idin leeyahay jaansi yar ayaa idin haray ee ka fa&#039;idaysta intii waqtiga idinka dhamaanin, aaway maaxmaaxdii ahayd, {laki waaniyaw wedkaa lee jarinyaa adibaa walaal maleytaa soo weeraase.}&lt;br &gt;xanuunka meeshuu yahay waa la og&#039;yahay,waxaa kaloo la yiri {wal matare u&#039;shiisa kal}&lt;br &gt;Haati burhaanak,&lt;br &gt;wabilaahi towfiiq&lt;br &gt;by mahamuud ali {Geel jir}&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.ssunion.net/taxonomy/term/6">Featured Opinion</category>
 <pubDate>Tue, 08 Jan 2008 05:08:11 -0800</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Maqaalkii  muragada  lahaa  iyo maan gaabkii soo qoray Maxaan  ku micneyn  lahaa?</title>
 <link>http://www.ssunion.net/node/2941</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Publication Date:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Thu, 2008-01-03 18:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Author Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 mahamuud ali {Geel Jir}
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-image-5&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Photo 1:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;img src=&quot;http://www.ssunion.net/files/Opinion_1.jpg&quot; alt=&quot;Maqaalkii  muragada  lahaa  iyo maan gaabkii soo qoray Maxaan  ku micneyn  lahaa?&quot; /&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Article:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;Marka&amp;nbsp; hore&amp;nbsp; maan gaabkii maqaalka qoray&amp;nbsp; ma maskax buuxda miyuu ku qoray. mise mid khariban? haddii ay maskax toosan ahaan lahayd maqori lahaeyn taariikh mugdi ah.ee sal iyo raad toona aan&amp;nbsp; degaanka ku leheyn iyo bulsha weynta Tuni shangamaas iyo Toore&amp;nbsp; iyo laba Tol&amp;nbsp; ma aha mid&amp;nbsp; la arkay ama la maqlay. waxaa ah in laga xumaado&amp;nbsp; tariikh aan sal iyo raad leheyn in lagu soo qoro maqaal,&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.ssunion.net/taxonomy/term/6">Featured Opinion</category>
 <pubDate>Thu, 03 Jan 2008 15:44:17 -0800</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Abdiaziiz Abuukar Baafo iyo odayaasha Baraawe oo khadka ka dhumay‏</title>
 <link>http://www.ssunion.net/node/2925</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Publication Date:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Fri, 2007-12-28 12:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Author Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Amin Abuu Haadi
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Source Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Fikrad khaas ah
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-image-5&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Photo 1:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;img src=&quot;http://www.ssunion.net/files/Opinion.jpg&quot; alt=&quot;Abdiaziiz Abuukar Baafo iyo odayaasha Baraawe oo khadka ka dhumay‏&quot; /&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Article:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p&gt;Aduunyadu waxaa u daran dad aan garaneynin shaqadooda waxay tahay.maxaayeelay odayaasha baraawe waxay qoreen warqad oo ayaga aan iska war haynin qofkood&amp;nbsp; qofka kale&amp;nbsp; taas waxaa u sabab ah iney iska war qabin. marka hore odayaasha waxbey taageeri karaan waxna wey diidi karaan.taas micneheeda ma aha wixii aan diidno ma soconayaan wixii aan taageerno way soconayaan &lt;br &gt;&lt;br &gt;Waxaa is weydiin mudan jegada ay faraha la galeen waa jego ayaga ka sareysa marka 1aad suldaanka waa hey&amp;quot;ad ka sareeysa kuwa qoraalka qoray tan kale xigta magaalada ay duq kayihiin ee baraawe wey ka balaarantahay goobaha ay saldanada hoos imaaneysa hadii aan soo koobo {golweyn iyo goob weyn} kuwa warqada qorayna waxay oday ka yihiin degmada baraawe oo keliya aan ku jirin tuulada maringubaay oo odayaashooda gaar u taagan iyo tuulada kuunya barow oo ayadana gaar u taagan odayaashooda weliba meelahaas aan soo sheegay waa laf dhabarta degmada baraawe waxay leeyihiin odayaal asluub wanaagsan leh jecel degaankooda inay horumariyaan malagu qiimeyn karo ama lala garab dhigi kara kuwa godka baraawe ku jira sidoo kale &lt;br &gt;&lt;br &gt;Waxaa sharaf mudan odeydhqameedka degmada Jilib iyo tuulooyiinkeeda iyo odey dhaqameedka degmada Jamaame iyo tuulooyiinkeeda iyo odayaasha degmada kuntuwaarey iyo sablaale odoyaashaas oo mar walba soo dhoweeya wanaaga degaankooda iyo bulshadooda ee ma ahan sidii kuwan godka&amp;nbsp; ku jira.eysan kala garaneynin shaqadooda waxay tahay waa kuwa baraawe jooga, {Raashe&amp;nbsp; wa baashe}&lt;br &gt;inta ka hor ayaa maqaal lagu&amp;nbsp;canbaareeyey odayaasha baraawe.maqaalkaas waxaa ka soo baxay websaika baraawepost&amp;nbsp;canbaareyntu waxay ehayd.&lt;br &gt;OO&amp;nbsp;weliba la yiri maanso uu tiriyay ibraahim ali omar sheego oo eheyd {Tuug tabardaran iyo waayeel Tuni ah ninkii tubaako u tuura ayaa u taliyo}hadana qoraaladoodii ayaa hal qabsi&amp;nbsp; loga dhigtay baraawe post mar walba waa yaab.&lt;br &gt;&lt;br &gt;Sidaas darteed waxaan leeyahay qof walba shaqadiisa ha barto laaluush wax ma tao waxaa kaloo iga daran nin tacliin is xijiyay &lt;br &gt;oo ka lita kuwa aan tacliinta leheyn. ee waxaan leeyahay tacliinta micneheeda&amp;nbsp; baro,&lt;br &gt;waxaa kaloo yaab badan webka baraawepost waxa uu caado ka dhigtay in uu labo tol ka fogeeyo bulshada shangamaas iyo toore taas oo mar walba xumaanta laba tol uu wax ka sheego markii uu rabana kaalmo ka raadiya ma fiicna laba wejiila nimada &lt;br &gt;ee illaah halaga cabsado bulshada aan la qaldin,&lt;br &gt;&lt;br &gt;Suldaan Faqi sayid Faqi waa qof ku yimid dhaxaltooyo ee ma aha doorasho weligeed lama arag dad aan dhaxalka shaqa ku leheyn oo raba in lala tashto taas waxay ka mid tahay dadka hadii aysan garaneynin shaqadooda ayaa keeni karta axmaqnimadaas,&lt;br &gt;waxaa muhiim ah qoyska dhaxal&amp;nbsp; isla leh wixii ay go&amp;quot;aansadaan ayna isku raacaan ayaa ah in la soo dhoweeyo mar walba&lt;br &gt;runta hala sheego umadana yaan la qaldin.&lt;br &gt;wabilaahi tow fiiq&lt;br &gt;by amin abuu haadi&lt;strong &gt;&lt;a href=&quot;mailto:aminabdow6@aol.com&quot;&gt;aminabdow6@aol.com&lt;/a&gt;&lt;/strong&gt;&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.ssunion.net/taxonomy/term/6">Featured Opinion</category>
 <pubDate>Fri, 28 Dec 2007 09:47:09 -0800</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Warqad furan ku socoto Dr.Mahamed Omar Faqi {Nimaan ku furi doonin yuusan ku rarin}</title>
 <link>http://www.ssunion.net/node/2909</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Publication Date:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Wed, 2007-12-19 20:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Author Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Amin Abuu Haadi
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-image-5&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Photo 1:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;img src=&quot;http://www.ssunion.net/files/Baraawe_5.jpg&quot; alt=&quot;Warqad furan ku socoto Dr.Mahamed Omar Faqi {Nimaan ku furi doonin yuusan ku rarin}&quot; /&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Article:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;waxaa la yaab badan qof inuu naftiisa been u sheego asagoo og runta waxa ay tahay sabaabta&amp;nbsp;aan ula jeedo runta waxay&amp;nbsp; tahay marka hore xaqiiqda waxa ay tahay in laga hadlo&amp;nbsp;ayaa&amp;nbsp;haboon inta aan la guda gelin waxyaabaha&amp;nbsp; fahamdarada ka jirta reerka gudihiisa. taaas waxaan ula jeedaa dhaxaltooyada waxay ku timid&amp;nbsp;Allaha unaxariisto SULDAAN FAQI XAAJI AWIISA&amp;nbsp;abahaaga wuxuu ka mid yahay wiilashii uu dhalay&amp;nbsp;SULDAAN FAQI XAAJI AWIISA warqadii aad qortay waxaa ku tiri&amp;nbsp; waxaa xaq leh adeerkeyga abdula faqi&amp;nbsp;hadii uu diido anigaa xaq uleh&amp;nbsp; waxaa iga su&#039;aal ah Siidii Gaabo Faqi Xaaji Awiisa aawey xaqiisa?mise wuxuu xaq ku waayey inta yar oo uu adiga&amp;nbsp;runta kuu sheegay oo uu kugu yiri arinkan anigaa idin ku weyn ee go&amp;quot;aankeyga raac ee adiga&amp;nbsp;fidnada&amp;nbsp;iyo muranka dhaaf ma intaas baa xaqiisa&amp;nbsp;ku waayey? oo weli si wanaag ku jirta kula hadlay oo kugu&amp;nbsp; yiri aniga qof weyn ayaan ahay Abdule Faqi&amp;nbsp;aniga ayaa ila soo hadlay Mahamed&amp;nbsp;reer Omar Saciid Faqi wareegooda wey qaateen&amp;nbsp;ee hada wareegaan waxaan&amp;nbsp;ku wareejin doonaa&amp;nbsp;reeraha kale&amp;nbsp; sidaas ayaa cadaaladu ku jirta waqtigan xilka suldaannimada waxaa ugu duceeyay walaalkaa SULDAAN FAQI SACIID&amp;nbsp; hadii&amp;nbsp; waalid sidaas kuula hadlay oo wallalahaagi kula hadleen miyeysan aheyn kan fidnada wada&amp;nbsp; iyo dano gaar&amp;nbsp;leh inaad adiga tahay? maqaalka aad qortay . maqaalkii ka horeeyay si&amp;nbsp; fiican ma u akhrisay intaadan cadowgaaga la saaxiibin maxaa yeelay somaalidu&amp;nbsp; waxay&amp;nbsp; tiraahdaa&amp;nbsp; {nin qorax kugu dilay meydkaaga hoos ma keeno} taas waxaa ula jeedaa&amp;nbsp; dad aabahaaga la dagaali jiray oo dhibaateeyeen adigana aad ka war qabtid malaga yaabaa in adiga iney wanaag kuu sameeyaan. jawaabta waa maya&amp;nbsp;maxaa yeelay maqaalkii 16 Dec 07 baraawepost&amp;nbsp; ayaa waxaa ku qornaa suldaankii&amp;nbsp; guud beesha&amp;nbsp; tuni&amp;nbsp; Suldaan Omar Faqi in laga dhigo wakiilkii Xeydar Suufi&amp;nbsp; Munye inuu ahaa taas maku qanacday qoraalkaas? balse haddii&amp;nbsp;aadan ku qancin&amp;nbsp; qoraalkaas. ragaan&amp;nbsp; xaasidnimada&amp;nbsp; ku gaamuray&amp;nbsp; Mahamed&amp;nbsp; bal isku day&amp;nbsp; markale iney qoraal kaa qaban doonaan? qoraalkaas oo noqon kara&amp;nbsp; sidan&amp;nbsp; abbaheyga&amp;nbsp; wuxuu ahaa&amp;nbsp; wuxuu ahaa&amp;nbsp; suldaanka&amp;nbsp; guud ee beesha&amp;nbsp; tuni&amp;nbsp; shangamaas iyo toore iyo laba tol&amp;nbsp; jegadaas uu ka dhaxlay abbihiisa SULDAAN FAQI XAAJI AWIISA,&amp;nbsp; Xeydar Suufi uu yahay&amp;nbsp; duqa&amp;nbsp; dacfaraad&amp;nbsp;&amp;nbsp; duqnimada waxaa uu ka dhaxlay abihiisa Suufi Munye&amp;nbsp; sabatoo ah Xeydar abihiisa iyo abihii uu dhalay wey ka horeysay nidaamka iyo hanaanka&amp;nbsp; saldana wey ka horeysay&amp;nbsp; sidaa daraadeeda Xeydar waa duqa dacfaraad. wakiilkiisa baraawe u joogana waa abtigiisa Abdukqaadir Abdo. xaqiiqda waa sidaase u qor waa hadii ay kaa yeelaan. Mahamed&amp;nbsp; kheyr ka guur hanoqonin ee kut iyo qanja u guur&amp;nbsp; waxba ha is wareerin SULDAAN FAQI SACIID sharaftiisa waa&amp;nbsp; sharaftaada&amp;nbsp; ee walaalahaaga dhinac ka raac. maxaa yeelay somaalidu waxay tiraahdaa {baroorta orgiga&amp;nbsp; ka weyn} taas waxaa ula jeedaa Mahamed&amp;nbsp; oohintaada iyo SHARIIF NUUROW oohintiisa&amp;nbsp; ma isku ula jeedaa? {al caaqil yafham} jawaabtu waa maye sababtoo ah adiga waxaad leedahay aniga adeerkeyga Abdulle ayaa xaq leh ee Siidi Gaabo shaqadeyda ma&amp;nbsp;aha&amp;nbsp; hadii Abdula diido anigaa diyaar ah&amp;nbsp; Mahamuud Sheegow oo iga weyn shaqadeyda ma aha. oohintii Shariif Nuurow waxay tahay SULDAANKA CUSUB EE SULDAAN FAQI&amp;nbsp; cabsi ay ka qabaan darteed ayaa loo ooyay marka ugu horeysay Suldaan Faqi waa nin dhalinyaro ah oo aad u fir fircoon. marka xigta&amp;nbsp; ma aha nin cadkiisa afka loo gelin kara. tan kale xigta ma ah nin lagu tilmaami karo ama lagu mitaalo karo Xeydar ayaa wakiil u tahay. tan kale waa nin bulshaweynta DIGIL IYO MIRIFLE&amp;nbsp; magac weyn ku leh iyo bulshadiisa ahlu baraawe&amp;nbsp; shangamaas iyo toore iyo laba tol iyo bulshaweynta&amp;nbsp; somalia oo kala duwan qeybeheeda. Mahamed tan ay kugu soo dhoweeyeen&amp;nbsp; waxay eheyd in uu abahaaga wakiil u ahaa Xeydar adigana wakii u noqondoontid&amp;nbsp;. waxaa la yiri {tallo xumo gaajo ayey leedahay ee walaalahaaga dhinac ka raac,&amp;nbsp; wax yar waxaan rabaa SHARIIF NUUROW iyo websaidkiisa in aan arimo yar iska weydiino&amp;nbsp; Shariif Nuurow qoraalkii aad qortay 16 Dec07 qeybtii hore&amp;nbsp; waxaad ku soo qaaday&amp;nbsp; Allah ka cabsi iyo ayaado quraan iyo axaadiis&amp;nbsp; waa arin fiican ee hadii SHARIIF NUUROW aad ku camal fali doonto? SULDAAN FAQI XAAJI AWIISA inuu ahaa suldaanka guud ee beesha tuni shangamaas iyo toore iyo laba tol. waxaa kaloo ka hadashay sida dhaxalka loo kala mudan yahay&amp;nbsp; bal fiiriya asagoo diin cuskaday&amp;nbsp; waxa uu yiri Abdula Faqi ayaa iska leh hadii uu diido Mahamed baa iska leh ma is weydiiyay ilma Faqi yaa jooga yaana ugu weyn waqtigan hada la joogo yey talada&amp;nbsp; ka go&#039;daa&amp;nbsp; reer Omar hadey ka degeen&amp;nbsp; wareegaan walaalaha kale ayaa leh miyey sidaas eheyn? waa hadii ay cadaalad jirto mida kale hadii dhaxaltooyo soo jireen aad ka soo hadashay iyo qaladaad jira in la saxo&amp;nbsp;maxaa sababay duqii dacfaraad&amp;nbsp; oo ah Xeydar Suufi Munye oo aad ku tilmaantay akhwaan Abduule ayaa u duceeyay aawey saldanadii Faqi Xaaji Awiisa ee dhaxaltooyada aad ka soo sheekeysay. yaa la rabaa in la qaldo AW DIGIL MIYAA MISE BULSHAWEYNTA BARAAWE?&amp;nbsp; waxaa kaloo ku jiray maqaalka Faqi ma dhaxli karo ee intee loo cuskaday jawaab yar Faqi waxa uu ka tirsan yahay dhaxaltooyada SULDAAN FAQI XAAJI AWIISA&amp;nbsp; balse waxaa is weydiin mudan dhaxalkii duqa dacfaraad&amp;nbsp; ee uu xeysto Xeydar Suufi&amp;nbsp; Munye&amp;nbsp; maxaa sababay inuu dhaxal suldaan soo raadiyo??? ee malaga yaabaa&amp;nbsp; in aad tiigsaneysaan madaama uu qabo gabar kasoo jeeda Suldaan Faqi Xaaji Awiisa oo ay caruur u heyso? mise cadaaladiibaa la garab maray.&lt;br &gt;yaan la is qaldin umadana runta haloo sheego.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.ssunion.net/taxonomy/term/6">Featured Opinion</category>
 <pubDate>Wed, 19 Dec 2007 17:21:08 -0800</pubDate>
</item>
<item>
 <title>QISADII WARAABAHA IYO KUWA MAQAALKA XASUUQA QORAY YAA QIIMA LEH?</title>
 <link>http://www.ssunion.net/node/2513</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Publication Date:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Wed, 2007-08-01 08:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Author Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Aamiin Abuu Haadi
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-image-5&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Photo 1:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;img src=&quot;http://www.ssunion.net/files/marduuf_3.JPG&quot; alt=&quot;QISADII WARAABAHA IYO KUWA MAQAALKA XASUUQA QORAY YAA QIIMA LEH?&quot; /&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Article:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;Waraabe ayaa la yiri wiilkaaga waa la dilay.&amp;nbsp; Waraabihii wuxuu yiri: Yaa dilay? Waxa la yiri wiilkaaga waxaa dilay Libaax.&lt;/p&gt;
&lt;p &gt;Marka ayaa waraabihii intuu madaxa ruxay oo yiri: Wiilkayga Libaax ma diline waxa dilay Ari.&amp;nbsp; &lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.ssunion.net/taxonomy/term/6">Featured Opinion</category>
 <pubDate>Wed, 01 Aug 2007 06:24:08 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Dhamaan Masuuliyiinta Kala duwan ee Dowlladda Kumeelgaarka oo dil ugu Xukuman Kooxaha Dowlladda Ku kacsan(Faallo):</title>
 <link>http://www.ssunion.net/node/2364</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Publication Date:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Sat, 2007-06-02 11:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Author Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Aadan Cusmaan
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Source Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 DMC-Muqdisho
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Article:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;&lt;strong &gt;Muqdisho DMC 2June 2007.&lt;/strong&gt;&lt;/p&gt;
&lt;p &gt;Inkasta oo dagaaladii fool ka foolka ahaa ee u dhaxeeyey dowlladda iyo kooxaha ku kacsanaa uu dhamaadey,ayaa weli waxaa meesha ka jira saameynta ay kooxahaasi ku leeyihiin ammaanka magaalada Muqdisho,marka dhinac laga eego kooxaha dowlladda ku kacsan laguma tilmaami karo in laga adkaadey maxaa yeeley,waxay maalin kasta dhigaan miinooyin iyo bambooyin ay la beegsadaan ciidamada,madaxda dowlladda,maamulka gobolka iyo ciidamada dowlladda Itoobiya.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.ssunion.net/taxonomy/term/6">Featured Opinion</category>
 <pubDate>Sat, 02 Jun 2007 09:59:33 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>An open letter to the President of Somalia H.E. Abdullahi Yusuf Ahmed,</title>
 <link>http://www.ssunion.net/node/2324</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Publication Date:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Fri, 2007-05-25 00:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Author Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Special reporter
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Source Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 DMC - Minneapolis
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-image-5&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Photo 1:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;img src=&quot;http://www.ssunion.net/files/abdulkadir.jpg&quot; alt=&quot;An open letter to the President of Somalia H.E. Abdullahi Yusuf Ahmed,&quot; /&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Article:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;&lt;strong &gt;Dear Mr. President,&lt;/strong&gt;&lt;br &gt;&lt;br &gt;Assalaam Caleikum,&lt;/p&gt;
&lt;p &gt;I hope and pray that you are in good health and spirits and that this letter finds you in your best mood. I am writing to you in my capacity as the Secretary General of the Southern Somalia Union (SSU) and on behalf of the Central Committee of the SSU. The purpose of this letter is to bring to your attention our disappointment with your administration especially with the way it is handling the affairs of all the regions in Southern Somalia and that of Shabeellada Hoose in particular.&lt;br &gt;&lt;br &gt;We are aware that a new governor has been appointed for Shabeellada Hoose region but that he can not start his duties until a special interest group composed of the current occupiers of that region are appeased. We are aware that a proposed list of individuals for each district is on the table and that it has omitted some communities that are indigenous to the region while including clans from the Central Somalia regions. We are disappointed that violence, terrorism, rape and looting have been rewarded by your administration. We find this mentality incredulous because we believe that appeasement has never worked anywhere before. We know that giving in to blackmail is a sure recipe for disaster because tomorrow they will come back and ask for more.&lt;br &gt;&lt;strong &gt;&lt;br &gt;Mr. President, please consider the viability and fairness of the following scenarios:&lt;/strong&gt;&lt;br &gt;&lt;br &gt;1.&amp;nbsp;&amp;nbsp; &amp;nbsp;Shabeellada Hoose has more than ten (10) highly populous communities that are indigenous to it. The Provincial Administration will be composed of seven (7) members, which means at least three (3) of them will not get representation in the Provincial administration. On the other hand supporters of Indha Cadde, the person who masterminded the New Year attack on your base in Baydhabo will be rewarded with full membership in the Provincial Council although he is not indigenous to the region. &lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.ssunion.net/taxonomy/term/6">Featured Opinion</category>
 <pubDate>Thu, 24 May 2007 22:30:12 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Yaa Loo Raacan Doonaa Dhibaatada ka Dhacdey Soomaaliya Mudada 16ka Sano, Yaase Qaadi Doona Garsoorkeeda?</title>
 <link>http://www.ssunion.net/node/2300</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Publication Date:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Thu, 2007-05-17 16:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Author Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Aadan Cusmaan
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Source Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 DMC-Muqdisho
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Article:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;&lt;strong &gt;Qeybta IIIaad.&lt;br &gt;Maxkamad Furan:&lt;br &gt;Waxaan Goobjoog ka Ahaa:&lt;/strong&gt;&lt;/p&gt;
&lt;p &gt;&lt;strong &gt;Muqdisho DMC 15 May 2007.&lt;/strong&gt;&lt;/p&gt;
&lt;p &gt;Markii uu billowdey dagaalkii qoloqolo ku dhisnaa ee ay Beelaha Hawiye la soo baxeen markii ay magaalada Muqdisho iyo koonfurta dalka oo dhan qabsadeen, waxaa billowdey dhac, dil, Kufsi, Barakicin iwm waxaana lagu kacey koox kasta oo markaas laga awood badnaa, dhacdooyinkan waxaa inta badan ku kacaayey Beelaha Daarood iyo Hawiye oo tan iyo markaas isku haystey awoodda xukunka dalka Soomaaliya.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.ssunion.net/taxonomy/term/6">Featured Opinion</category>
 <pubDate>Thu, 17 May 2007 14:37:29 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>QEYBTA Koowaad: Yaa Loo Raacan Doonaa Dhibaatada Soomaaliya ka Dhacdey 16ka Sano, Yaase Qaadi Doona Garsoorkeeda?</title>
 <link>http://www.ssunion.net/node/2264</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Publication Date:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Fri, 2007-05-04 23:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Author Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Aadan Cusmaan
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Source Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 DMC-Muqdisho
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-image-5&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Photo 1:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;img src=&quot;http://www.ssunion.net/files/aadan cusmaan_4.JPG&quot; alt=&quot;QEYBTA Koowaad: Yaa Loo Raacan Doonaa Dhibaatada Soomaaliya ka Dhacdey 16ka Sano, Yaase Qaadi Doona Garsoorkeeda?&quot; /&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Article:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;Maxkamad Furan: &lt;/p&gt;
&lt;p &gt;Inta aan la furin gal-dacwadeedka,waxaan ka hormarin doonaa gogoldhig ku saabsan sida ay dhibaatadani ku billaabatey.Marka ay arartu Dhamaatana waxaa si toos ah u billaaban doonta soo bandhigitaanka Dacwooyinka kala duwan ee aan ku soo bandhigeyno maqaallo isdabjooga ah. &lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.ssunion.net/taxonomy/term/6">Featured Opinion</category>
 <pubDate>Fri, 04 May 2007 21:29:54 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Yaa Loo Raacan Doonaa Dhibaatada Soomaaliya Ka Dhacdey Mudada 16ka Sano,Yaase Qaadi Doona Garsoorkeeda?</title>
 <link>http://www.ssunion.net/node/2243</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Publication Date:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Mon, 2007-04-30 12:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Author Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Aadan Cusmaan
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Source Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 DMC-Muqdisho
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Article:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;&lt;strong &gt;Maxkamadda oo Furantey:&lt;/strong&gt;&lt;/p&gt;
&lt;p &gt;&lt;strong &gt;Muqdisho DMC Isniin 30, Apriil 2007.&lt;/strong&gt;&lt;/p&gt;
&lt;p &gt;Maqaalkan waxaan kaga hadleynaa dhibaatada Soomaaliya ka dhacdey mudada 16ka sano ee aan soo dhaafney kuwaas oo Soomaaliya ka burburiyey dhinaca dhaqaalaha, Siyaasadda, dhaqanka bulshoweynta Soomaaliyeed. jiritaanka qaranimo ee Soomaaliya, kaas oo dadka Soomaaliyeed gaarsiiyey dhibaatooyin adag oo aan lagu soo koobi karin dhowr maqaal iyo qoraal keliya, waxaana lagu tilmaami karaa, markii ugu horreysa ee Soomaaliya gaarto dhibaato intaas la eg. Maqaalkan waxaa ka qeyb qadan doona dad badan oo iskugu jira aqoonyahano, Culumaa&amp;rsquo;uddiin iyo Salaaddiin iyo Nabaddoono kuwaas oo aan kaga qeybgelin doonno wareysiyo iyo aragtidooda inataba.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.ssunion.net/taxonomy/term/6">Featured Opinion</category>
 <pubDate>Mon, 30 Apr 2007 10:46:24 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Gobolka Shabeellada Hoose Yaa Haysta ? Qeybta I &amp; II</title>
 <link>http://www.ssunion.net/node/2236</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Publication Date:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Sat, 2007-04-28 23:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Author Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Aadan Cusmaan
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Source Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 DMC-Muqdisho
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-image-5&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Photo 1:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;img src=&quot;http://www.ssunion.net/files/afgooye6_0.JPG&quot; alt=&quot;Gobolka Shabeellada Hoose Yaa Haysta ? Qeybta I &amp;amp; II&quot; /&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Article:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;&lt;strong &gt;Muqdisho DMC Sebti 28Apriil 2007.&lt;/strong&gt;&lt;/p&gt;
&lt;p &gt;&lt;strong &gt;Qebta Koowaad.&lt;/strong&gt;&lt;/p&gt;
&lt;p &gt;Gobolka Shabeellada Hoose oo muddo dheer ku jirtey gacanta Beelaha Hawiye gaar ahaan Beesha ka soo jeedda Deegaanada Guraceel iyo Dhuusamareeb, kuwaas oo si toos ah ugu tagri falaayey kheyraadka dabiiciga ee Gobolkaas, dhaqaalaha dadka degan Gobolkaas kuwaas oo si toos ah iyo Canshuur looga qaadanayaayey, waxaa intaas dheer kaalmooyinka hay&amp;rsquo;adaha Caalamka kuwa Qaramada Midoobey kuwa Islaamiga dhaqaalihii ay keenaan iyo gargaarka ay ka keenaan waxa si toos ah u qaadanaayey Beesha meesha ka talisa.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.ssunion.net/taxonomy/term/6">Featured Opinion</category>
 <pubDate>Sat, 28 Apr 2007 21:40:36 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Maxaa la gudboon shacabka shabeeladahoose</title>
 <link>http://www.ssunion.net/node/2123</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-3&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Publication Date:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Sat, 2007-02-24 11:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Author Name:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 Cusmaan ibraahim 
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;label&gt;Article:&lt;/label&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;Aniga oo ka mid ah dadka u dhashay degaan ahaan gobalka sh/hoose waxaan baaqan u dirayaa dhamaan beelaha/ shacabka u dhashay degaan ahaan gobalka. &lt;/p&gt;
&lt;p &gt;Gobalka iyo shacabkiisa waxa uu ka mid yahay meelaha dhibaatoyinka ugu badan ee cadaalad darrada ka dhaceen waqtigii dowlad somali jirtay iyo 16 sano ee dowlad la&#039;aanta, sababaha dhibatooyinkaas noogu dhacayaan qofkasta waa garan, waxaana waaye barwaaqada iyo kheyraadka dabiiciga ah ee ilaah gobalka iyo shacabkiisa siiyey sida wabiyada, beeraha, xoolaha iyo bada. &lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.ssunion.net/taxonomy/term/6">Featured Opinion</category>
 <pubDate>Sat, 24 Feb 2007 08:10:01 -0800</pubDate>
</item>
</channel>
</rss>